Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Qoorqoor iyo Lafta-gareen..?

    XOG: Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Qoorqoor iyo Lafta-gareen..?

    January 6, 2021Updated:January 7, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada kulan gaara ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal wasaaraha, Agaasimaha Hay’adda NISA, Madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed, kaasoo looga hadlayey xaaladda doorashada.

    Kulanka oo muddo dheer qaatay ayaa looga dooday waanwaan uu Madaxweyne Qoorqoor kala yimid shirkii Garowe oo lagu doonayo in xal loogu helo arrimaha hortaagan Doorashada sida; Gobolka Gedo, Guddiyada Doorashada iyo Guddiyada Doorashada Somaliland.

    Kulanka waxa ka horeeyay kulamo kale oo si kala gaara u dhex maray shanta mas’uul, waxaana si gaara isu arka Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisal wasaare Rooble iyo Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin.

    Xogta laga helay shirka xalay ayaa sheegaya in horumar laga gaaray arrimihii la isku hayey markii Madaxweyne Farmaajo uu ogolaaday inuu xeer jajab ka galo arrimaha la isku hayey, iyadoo Arrinta Gedo la sheegay in xal kooban laga gaaray sidii dhowr xildhibaan loo kala wareejin lahaa, iyadoo dhowr xildhibaan oo kasoo jeeda Gobolka Gedo lagu dooranayo Kismaayo, balse aan weli laga heshiin ciidamada dowladda geysay Gobolka Gedo.

    Arrinta Guddiyada Doorashada ayey Madaxweyne Farmaajo iyo Agaasimaha NISA ogolaadeen in laga saaro Guddiyada xubnaha shaqaalaha dowladda ka mida iyo xubnaha ka tirsan NISA ama Ciidamada, iyadoo ay ku xiran tahay in maamullada Puntland iyo Jubbaland ay sidoo kale ka saaraan guddiyadooda xubnaha xilalka haya.

    Arrinta Guddiyada Doorashada Somaliland ayuu ogolaaday madaxweyne Farmaajo in xubnaha Guddiga Somaliland kala bar (4) xubnood laga siiyo oo uu soo magacaabo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi.

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa wararku sheegayaan inuu sii wadayo waanwaanta, iyadoo dhinacyada kale laga doonayo innan jawaab ka bixiyaan tanaasulka ka yimid dhinaca madaxweyne Farmaajo.

    C/casiis Lafta-gareen Fahad Yaasiin Farmaajo madaxweyne Qoorqoor Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo Qarxisay Ceel Biyoodkii degaan ka tirsan Gobolka Mudug ee hoos taga Galmudug
    Next Article Sidee ku fashilmay Heshiiska Shidaal ee Dowladda Somaliya u saxiixi lahayd Shirkadaha Liberty iyo Coastline..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo