Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Maxaa keenay in Qoorqoor, Cali Guudlaawe iyo C/casiis Lafta-gareen laga furfuri waayo Maxamed Farmajo

    XOG: Maxaa keenay in Qoorqoor, Cali Guudlaawe iyo C/casiis Lafta-gareen laga furfuri waayo Maxamed Farmajo

    April 1, 2021Updated:April 8, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa gebi ahaan fashilmay dadaallladii lagu doonayey in lagu qanciyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle si ay kaalintooda uga qaataan xal u helidda khilaafka ka taagan Doorashada.

    Shirar ay si kala gaara iyo si guud ula yeesheen musharixiinta Mucaaradka, madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa wax guul ah laga gaari waayey, kadib markii Axmed Cabdi Kaariye, C/casiis Xasan Maxamed iyo Cali Guudlaawe Xuseen ay qaateen tallooyinka madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, una hogaansameen rabitaankiisa.

    Qoorqoor oo ugu debcsanaa, mararka qaarkoodka shaki gelin jiray Farmaajo iyo taageerayaashiisa ayaa lagu bartay inuu isbedelo mar kasta metelo dhexdhexaadin iyo nabaddoonimo, laakiin waxay wax kasta isbedelaan marka ay is arkaan Farmaajo.

    Rajadii laba qabay Axmed Qoorqoor ayaa soo idlaatay markii ay arrintu gaartay in la qabto shir ay yeeshaan shanta madaxweyne maamul Goboleed iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, markaas oo madaxweyne Farmaajo uu soo farageliyey, sidaasina uu ku fashilmay rajadii ugu danbeysay ee horumar laga gaaro wadahadalka ka socda Muqdisho.

    Cali Guudlaawe iyo C/casiis Laftagareen ayaa la sheegay inaysan qaadan wax go’aan ah oo shaki gelin kara Maxamed Farmaajo, iyagoo xitaa ka baaqsaday inay si gaara ula kulmaan madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland.

    Qodobka ugu darran ee ku qasbaya saddexda madaxweyne maamul Goboleed ee Galmudug, Hirshabelle iyo K/Galbeed ayaa lagu sheegay inuu yahay jiritaankooda siyaasadeed oo ku xiran Madaxweynaha xilku ka dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayna ciidan ahaan iyo dhaqaale ahaan ku tiirsan yihiin.

    Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo intooda badan ay isku beel yihiin madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa laga soo xigtay ku guuldarreysteen inay ku qanciyaan labadaas madaxweyne inay kaalintooda qaataan oo qeyb ka noqdaan xalka looga gudbayo khilaafka Doorashada.

    C/casiis Lafta-gareen Cali Guudlaawe Doorashada Farmaajo Qoorqoor Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSarkaal lagu dilay Gaalkacyo iyo Nin ka mid ahaa kooxdii dilka fulisay oo gacanta lagu dhigay
    Next Article Golaha Ammaanka oo Bil gudaheed kulan gaara ka yeeshay Doorashada Soomaaliya iyo War cusub oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo