Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Maxay ka dhigan tahay xil ka qaadista Axmed Madoobe ku sameeyay C/rashiid Janan..?

    XOG: Maxay ka dhigan tahay xil ka qaadista Axmed Madoobe ku sameeyay C/rashiid Janan..?

    March 24, 2021Updated:March 24, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray wareegto uu xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland.

    Qoraalka xil ka qaadista C/rashiid Janan ayaa lagu qoray 20-ka bishan Maarso 2021, iyadoo aan lagu caddeyn sababta xil ka qaadista, isla markaana aan lagu bedelin cid kale oo xilkiisa qaban doona, waxayna arrintan ka dhigan tahay in Axmed Madoobe uu waayey Mas’uulkii ugu muhiimsanaa ee Gobolka Gedo.

    Dowladda Federaalka ayaa ka faa’iideysatay Khilaafka C/rashiid Janan iyo Axmed Madoobe oo bilowday kadib dagaalkii uu ku galay degmada Beledxaawo, waxayna isku qabteen arrimo la xiriira dhaqaale, taakuleyn iyo hub uu ka sugayey magaalada Kismaayo, waxaana caawiyey xaaladda ka jirtay duleedka Beledxaawo oo daba dheeraatay.

    Saameynta ay Axmed Madoobe ku yeelan doonto heshiiska C/rashiid Janan la galay Dowladda Federaalka ayaan degdeg wax ugu dhimi doonin Axmed Madoobe iyo khilaafka doorashada ee xilligan taagan, laakiin waxay mar kale su’aal weyn gelin doontaa sida Gobolka Gedo uga mid noqonayo Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.

    Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii uu talada qabtay 2017 wuxuu dagaal weyn kula jiray maamulka Jubbaland, isagoo doonayay inuu ka takhaluso Axmed Madoobe, taasoo markii ay suurageli weyday ay bilowday qorshe Gobolka Gedo looga saarayo maamulkii taabcsanaa Axmed Madoobe.

    AKHRISO QORAALKA XIL KA QAADISTA

    No photo description available.

    Axmed Madoobe C/rashiid Janan Gedo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDiyaargarowga soo dhoweynta C/rashiid Janan iyo Wararkii ugu danbeeyay ee Gobolka Gedo…
    Next Article C/rashiid Janan, Ciidamadiisa iyo Gadiid dagaal oo gaaray Goobtii lagu ballamay iyo wafdigii dowladda oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo