Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in lacag cabsi qabo xiriir ay la sameeyaan wakiilo ka socda Imaaraadka Carabta oo doonaya inuu gacan ku yeesho guddoonka Baarlamaanka Federaalka.
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federalka ee xilka isaga casilay inuu xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka u tartamo C/
Xogta la helayo ayaa sheegeysa inay Imaaraadku raadinayeen musharax ay taageeraan oo ay isku haleyn karaan, mushariixinta u tartamaya xilka madaxweynaha, waxaana wadahadalka labada dhinac u socda la ogaan doonaa caawa marka la gaaro waqtiga uga dambeeya ee ololaha doorashada oo aalaaba la adeegsado lacagaha furdaaminta.
Musharax C/casiis Lafta-Gareen ayaa ilaa iminka taageero ka heysta wasiirka dhalinyaradda iyo Isboortiga ee xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mida xildhibaannda ugu ololaha badan Baarlamaanka dhexdiisa.