Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Musharaxa uu Farmaajo aaminsan yahay inuu halis gelin karo iyo Isbaheysiyada uu raadinayo

    XOG: Musharaxa uu Farmaajo aaminsan yahay inuu halis gelin karo iyo Isbaheysiyada uu raadinayo

    November 20, 2021Updated:December 9, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda ololaha Doorashada Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xoojisay dadaalka ay ku dooneyso inay soo saarato xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

    Maxamed Farmaajo iyo madaxa ololihiisa Fahad Yaasiin ayaa xilligan ku jira rajadoodii ugu fiicneyd ee ay ku doonayeen inay mar kale xukunka kusoo laabtaan, waxayna taageero buuxda ka heystaan laba madaxweyne maamul Goboleed, halka ay saameyn weyn ku leeyihiin mid kale.

    Sida laga soo xigtay xubnaha ololaha u wada Farmaajo waxay halista ugu weyn ee dib u soo noqoshadooda u arkaan inuu yahay musharax aan weli shaacin inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha, kaasoo ah Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni.

    Kooxda Fahad Yaasiin hoggaamiyo ayaa aaminsan in Siciid Deni oo taageero dhaqaale ka heysta Imaaradaka Carabta, si buuxdana ugu xiran madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu yahay musharaxa ugu halista badan ee kasoo horjeeda, waxayna hoos u dhigeen awoodda musharixiinta kale ee ay ka mid yihiin Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh iyo Xasan Cali Kheyre.

    Qorshaha kooxda ololaha Farmaajo ayaa ku bilowday inay soo saartaan xildhibaannada Golaha Shacabka oo ay diyaariyeen inay heli karaan ilaa 100 ilaa 50 xildhibaan, markii ku dhowaad 20 senator ay ka heleen aqalka sare; waxayna doonayaan inay isbaheysi la galaan Sheekh Shariif, halka ay rajo badan ka qabaan inay heli karaan taageerayaasha Muharax Xasan Kheyre.

    Saadaasha ah in doorashada madaxweynaha soo socda ay codadka ugu badan heli doonaan Farmaajo iyo Siciid Deni ah ayaa ah mid laga badbadiyey, waxayna u muuqataa cabsi aad u weyn oo kooxda Farmaajo ay ka qabaan madaxweynaha Puntland.

    Dad badan ayaa aaminsan in halista ku wajahan dib u doorashada Farmaajo ay ka imaaneyso Ra’iisal wasaarihiisii hore ee Xasan Kheyre oo la wareegi doona xubno uu Farmaajo u heysto inay u codeyn doonaan.

    Doorashada Farmaajo Siciid Deni Top Xasan Cali Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDiiwaangelinta Mushariixinta 6 Kursi (Dirta Waqooyi) oo la bilaabay iyo 3 Kursi oo la hakiyey (Akhriso)
    Next Article RW Rooble oo xilkii ka qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiiro la isku bedelay (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo