Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Musharixiin kursi Baarlamaan u sharxan oo Hub iyo Gaadiid dagaal ku diyaarsanaya Dhuusamareeb

    XOG: Musharixiin kursi Baarlamaan u sharxan oo Hub iyo Gaadiid dagaal ku diyaarsanaya Dhuusamareeb

    January 12, 2021Updated:January 12, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga dareemay diyaargarow nooc cusub ah oo ay wadaan musharixiin ku tartamaya kursi ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo halkaasi laga soo doorto.

    Iyadoo Doorashada dadban ee Soomaaliya 2021 weli la isku heysto ayaa Kursiga ku asteysan HOPE147 waxaa ku loolamaya xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo hore ugu fadhiyey iyo musharaxa uu wato madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hadda ah guddoomiye ku xigeenka G/Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare).

    Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ilo ku sugan Dhuusamareeb ay sheegeen inuu magaalada ku diyaarsaday gaadiid iyo hub ay ka mid yihiin laba baabuur oo kuwa dagaalka ah, iyadoo ujeedku yahay ka hortagga Doorasho boob ah oo madaxtooyada Soomaaliya wadato, haddii la isku dayo in laga qabto halkaasi.

    Dhinaca kale waxaa lasoo weriyey in guddoomiye ku xigeenka siyaasadda ee G/Banaadir Cali Yare uu isna magaaalada Dhuusamareeb geeyay afar gawaarida Land cruiser-ka ah iyo qoryihii tiknikada dagaalka oo lagu xiri lahaa oo ay wehliyaan qoryaha Boobayaasha culus.

    Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa laga soo xigtay in kursiga xildhibaan ee ay ku loolamayaan Mahad Salaad, Cali Yare iyo C/naasir Gelle uu noqon doono mid si weyn loogu hardamo, isagoo aan faahfaahin hardankaasi waxa uu yahay.

    Kursiga HOPE147 ayaa ka mida tobanaan kursi oo ay si weyn ugu loolamayaan siyaasiyiin la kala safan Madaxweynihii hore Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha xilku ka dhammaanayo ee Maxamed Farmaajo, laakiin waxaa tartankan ku cusub in musharixiinta qaarkood ay isu hub urursanayaan.

    Cali Yare Cali Dhuusamareeb Doorashada Top Xildhibaan Mahad Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article“Qoorqoor wuxuu noo sheegay oo marqaati leh inuusan dhexdhexaad ahayn -Musharax kashifay xaqiiqada-
    Next Article Beesha Caalamka oo War-cusub kasoo saartay Ismari-waaga ka taagan Doorashooyinka Somaliya (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo