Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»XOG: Puntland oo fashilisay Qorshe uu Ciidamo Beeshiisa ah ku Qortay Taliyaha Booliska

    XOG: Puntland oo fashilisay Qorshe uu Ciidamo Beeshiisa ah ku Qortay Taliyaha Booliska

    October 18, 2021Updated:November 11, 20212 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliye Xijaar ayaa ciidamadan ka qortay beesha uu kasoo jeedo, waxaana uu doonayey in loo tababarro ciidamada Booliska

    Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in la fashiliyey qorshe uu watay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), kuna doonayey inuu ciidamo kasoo jeeda beeshiisa u qoro Booliska Soomaaliya.

    Arrintan oo laga soo xigtay saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland ayaa waxay sheegeen in Ciidamadan oo u badnaa dhalinyaro laga soo ururiyey magaalada Buuhoodle iyo Laas-caanood, ay abaabulkooda iyo qoritaankooda lahayd xarun laga sameeyay Buuhoodle.

    Askarta la qoray ayaa wararku sheegayaan inay tiradoodu gaartay in ka badan 100 ujeedku ahaa in loo talabarro ciidamada Booliska, kadibna waxaa loo qaaday xarunta Carmo ee Kulliyadda Ciidamada Booliska.

    Dhalinyaraddan ayaa qaarkood lagu xiray magaalooyinka Garowe iyo Laascaanood, markii laga shakiyey socdalakooda. Waxa kaloo la sheegay in ku dhowaad 30 ka mida dhalinyaradaas ay gaareen Kulliyadda Carmo, laakiin waxaa dib u celiyey saraakiisha Puntland.

    Puntland ayaa hore uga carootay dhalinyaro ay Dowladda Soomaaliya ka ciidan ahaan uga qoratay degaanadeeda iyadoo aan waxba kala socon, waxana boqolaal ka mida ay ku biireen ciidamada Gorgor ee milateriga iyo Haramcad ee Booliska.

    Arrintan ayaa dhalisay shaki ku saabsan sabata dhalinyarro kasoo jeeda hal beel looga qorayo ciidamada iyo ujeedka Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

    Booliska Gen. Xijaar Puntland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWaa kuma Aabaha dhalay wiilka loo heysto dilka xildhibanka Ingiriiska? (Warbaahinta Dunida oo raadineysa)
    Next Article Wararkii ugu dambeeyay Magaalada Guriceel: Ciidamo kusii dhowaanaya iyo Dadkii oo ka qaxay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo