Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»XOG: Qorshe ay wadaan Xildhibaannada taageersan Farmaajo ee gaaray Xarunta Afisyoone …

    XOG: Qorshe ay wadaan Xildhibaannada taageersan Farmaajo ee gaaray Xarunta Afisyoone …

    April 27, 2022Updated:April 27, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaanno fara badan ayaa gaaray Hoolka Doorashada ee Xarunta Afisyoone, kadib markii saaka ilaa Duhurnimadii ay ciidamada Boolis iyo Nabadsugid ah ay hor istaageen xildhibaannadii tegi lahaa Afisyoone.

    Dadaallo badan iyo kulan dhex maray Ra’iisal Wasaare Rooble, Taliyihii Booliska ee xilka laga joojiyey iyo Musharixiinta madaxweynaha oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Siciid Deni iyo C/kariin Guuleed ayaa arrinta lagu qaboojiyey, balse aan xal lagu gaarin.

    Waxaa la fududeeyay isu socodkii, taasoo suuragelisay in xildhibaanno badan ay tagaan Xarunta Afisyoone, iyadoo kooramka Golaha Shacabka ku furmayo oo ah 140 xildhibaan la gaarayo.

    Guddiga Doorashada iyo Xogheynta Baarlamaanka ayaa diyaarisay qalabka Doorashada iyo agabkii wax lagu dooran lahaa, waxaana socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee Doorashada.

    Qaarkood ayaa sheegay inaysan ogolaan doonin inay doorashada ka qeyb galaan xildhibaano si sharci darro ah lagu doortay oo ay ula jeedaan xildhibaannada kasoo baxay Ceelwaaq. Warkan waxaa laga soo xigtay taliyihii hore ee Asluubta Jen. Maxamed C/raxmaan (Taliye Shub).

    Xogta la helay ayaa sheegaysa in markii uu socon waayey is hortaagii kulanka Golaha Shacabka im xildhibananada taageersan Farmaajo oo ay ugu horeeyaan kuwa laga soo doorto K/Galbeed ay diyaarsadeen inay fowdo ku hor istaagaaa Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.

    Xildhibaannadan ayaa dooda ay hadda qabaan iyo qorshaha ay fulinayaan uu yahay inaysan doorashada ka qeyb gelin xildhibaannda lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq, sida ay dagaalka ugu jirto kooxda Farmaajo.

    Xildhibaanadii kasoo glaay Hay’adda NISA aya sidoo kale gaaray xubnihii lagu la sheegay in lagu goortay magaalada Garbahaarey, waxaana la filayaa in arrintu muran gasho, haddii aan xal loo helin.

    Iyadoo ay socdaan qulqulka xildhibananada tegaya Teendhada Afisyoone ayaa wararku sheegayaan inay doorashadu bilaaban karto Afurka kadib, iyadoo xildhibaannada K/Galbeed oo hore uga maqnaa ay hadda gaarayaan Goobta Doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

    Doorashada Farmaajo Golaha Shacabka Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxa looga hadlay kulankii RW Rooble, Gen. Xijaar, Xasan Sheekh, Sh. Shariif iyo Deni ee Doorashada..?
    Next Article Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo bilaabatay iyo Xildhibaannadii Gedo oo xal laga gaaray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo