Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Qorshihii Imaaraadka Carabta ee Doorashada oo fashil ku dhow & musharixiinta ay saameysay

    XOG: Qorshihii Imaaraadka Carabta ee Doorashada oo fashil ku dhow & musharixiinta ay saameysay

    January 8, 2017Updated:January 8, 20172 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qorshihii dowladda Imaaraadka Carabta ku dooneysay inay saamey weyn ku yeelato Doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa mudgdi sii gelaya iyadoo musharixiin dhinaceeda lagu xaglinayay doorkoodu sii yaraanayo.

    Imaaraadka oo faragelin weyn ku sameeyay madaxda Soomaalida, isla markaana ka mid noqday dowladaha sida tooska ah u hagaya doorashada ayaa si aan la fileyn hakad u geliyay qorshihiisa xilligii ugu danbeeyay ee dooroshada.

    Xafiis dowladda Imaaraadka  ka furatay magaalada Nairobi si loo xiriiriyo howshan ayaa howlgab noqday, waxaana hadda soo baxay in laba ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha oo Imaaraadku lacag xoog leh u balanqaaday aan la siin wax kharash ah.

    Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayuu Imaaraadku mid kasta dhinac u taageeray isagoo doonaya inuu midkood noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

    Labada musharax oo magaalada Nairobi isugu tegay kuna kulmay dhowaan ayaa wax heshiis ah gaari waayay, marka laga reebo inay iska kaashadaan sidii looga hortegi lahaa inuu dib u soo laabto Xasan Sheekh, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in taageeradii dhaqaale ee ay ka sugayeen Imaaraadka Carabta weli la’ yahay.

    Shariif Sheekh Axmed ayaa dhowaan xildhibaano uu kula shiray magaalada Muqdisho  u sheegay inuu heysto dhaqaale ku filan oo uu codad badan ku heli karo, laakiin dad ku dhowdhow Shraiifka ayaa Wadani.com u sheegay in dhaqaale la’aan xoog leh ay heysato.

    Wadani.com

    Cuma C/rashiid Doorashada 2016 Imaaraadka Musharax madaxweyne Sheekh Shariif
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeriye caan ah oo loo doortay Senatoorad ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
    Next Article Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug ee kacdoonka wada ee Cadaado oo dalbaday Ciidamo AMISOM ah [Akhri Qoraal]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo