Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: RW Rooble iyo Guddiga FEIT oo ku fashilmay ka hortagga kursiga loo xiray Daahir Jeesow

    XOG: RW Rooble iyo Guddiga FEIT oo ku fashilmay ka hortagga kursiga loo xiray Daahir Jeesow

    March 10, 2022Updated:March 10, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Akhriso: Kursiga ay tartankiisa fureen Maamulka Hirshabeelle iyo labada Kursi ee loo xiray xubno gaara

    Guddiga Heer Federaal ee Doorashada 2022 iyo Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku fashilmay dadaal ay doonayeen inay ku hor istaagaan doorashada kursiga loo xiray Daahir Amiin Jeesow oo ka mid taageerayaasha Farmaajo.

    Guddiga FEIT ayaa xalay soo saaray qoraal uu ku hakiyey doorashada saddexda kursi ee maanta ka dhaceysa magaalada Beledweyne oo kala ah: HOP010, HOP030 iyo HOP066, waxayna xalay xilli dambe wax yar ka hor aadaankii salaadda subax haddana shaaciyeen inay fasaxeen kuraastaasi.

    Qorshaha ugu weyn ee FEIT oo ku xiran Xafiiska Rooble ayaa ahaydi nay joojiyaan kursiga HOP030 oo maamulka Hirshabeelle ay u xireen inuu dib ugu soo laabto Daahir Amiin Jeesow oo hore ugu fadhiyey, kaasoo taageero ka helaya Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

    Maamulka Hirshabelle ayaa laba kursi oo ka mida kuraasta maanta lagu dooranayo Magaalada Beledweyne ka dhigay kuwo xiran oo dad gaara kusoo baxayaan.

    HOP030: Waxaa kusoo baxaya Daahir Amiin Jeesow oo hore ugu fadhiyey, isagoo taageero ka helaya kooxda Farmaajo iyo Fahad Yaasiin, waxaana uu la yimid musharax malxiis u ah oo lagu magacaabo Cali C/llaahi Xeefow.

    HOP010: Kursigan isna waa kursi loo xiray musharax taageero ka heysta Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Gureey, kaasoo kusoo bixi doona kursiga.

    HOP066: Waa kursiga kaliya ee laga dhigay mid furan, waxaana doorashadiisa ku tartamaya musharixiin ay ugu cadcad yihiin: Cabdi Dahir Gure (Karoore) iyo C/risaaq Cabdalla, waxaa kaloo u tartamaya Cumar Cismaan Riingo.

    Madaxda Hirshabeelle ayaa kooxda Farmaajo usoo saaray in ka badan 10 xildhibaan oo uu ku jiro agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, waxaana weli socda xildhibaannada loo soo saarayo kooxdaasi oo saameyn weyn ku leh madaxda Hirshabeelle.

    Daahir Jeesow Doorashada Hirshabeelle Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: C/casiis Lafta-gareen oo laga cabsi qabo inuu isu sharxo xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka
    Next Article Kursigii ugu horeeyay ee lagu tartamo magaalada Beledweyne iyo Xildhibaanka kusoo baxay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo