Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: RW Rooble oo ku fashilmay ballan uu ka qaaday Beesha Caalamka iyo Rajada Heshiis la gaaro oo qarka..

    XOG: RW Rooble oo ku fashilmay ballan uu ka qaaday Beesha Caalamka iyo Rajada Heshiis la gaaro oo qarka..

    March 31, 2021Updated:April 8, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dadaalladii loogu jiray inuu furmo shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa rajo la’aan kusoo dhammaaday, kadib markii ay hakadeen shirarkii maalmihii danbe socday.

    Kulan la filayey inuu maanta dhex maro Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaamarkii labaad baaqday markii uu isbedelay ku yimid Rooble oo fulin waayey ballan uu ka qaaday wakiilada Beesha Caalamka.

    Kulankii ugu danbeeyay ee shalay beesha Caalamka la yeelatay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag loogu yeeray inuu kaalintiisa qaato oo meesha ka saaro is-mari waaga. isla markaana la kulmo madaxweynayaasha maamul Goboleedyada, laakiin waxaa la sheegay in markii kulankaasi la diyaarin lahaa uu ka baxay.

    Arrintan ayaa timid markii wakiilada Beesha calaamka ay kulamo xiriir ah la yeesheen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo dhinac ah, Ra’iisal wasaaraha iyo shanta madaxweyne maamul Goboleed, ayna wadeen dadaalkii ugu danbeeyay ee in laga heshiiyo ajendayasha shirka, isla markaana ay isla diyaariyeen Ra’iisal wasaaraha madaxda Maamul Goboleedyada.

    Maxamed Xuseen Rooble oo la tuhunsan yahay inuu tallaabo ka qaadi waayey Farmaajo ayaa soo jeediyey inay is arkayaan madaxda Soomaalida dhexdooda oo ay sugto beesha caalamka, taasoo niyad jab ku riday wakiilada caalamka.

    Madaxweynayaasha Maamul Goboleedya taageersan Maxamed Farmaajo aya dhinacooda shir gaara maanta ku yeeshay Guriga Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, iyadoo uu culeys kasoo food saaray Madaxtooyada.

    War-saxaafadeed ay wadajir usoo saareen Siciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa lagu muujiyey rajo-beelka ka taagan heshiis laga gaaro Doorashada, iyagoo ku eedeeyay Maxamed Farmaajo inuu xagal daacinayo, waxayna caddeeyeen inaysan sii joogi karin Muqdisho oo saddex toddobaad ugu dhammaatay.

    Beesha caalamka Doorashada heshiiska Doorashada Maxamed Xuseen Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article“Ciidamada na celiyay waxay ahaayeen kuwa ay hoggaaminayaan saraakiil Qaraabada..” Qormo Mahad Salaad
    Next Article Sarkaal lagu dilay Gaalkacyo iyo Nin ka mid ahaa kooxdii dilka fulisay oo gacanta lagu dhigay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo