Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025Updated:May 27, 20252 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Xog: Shir xasaasi ah oo berri u furmaya mucaaradka iyo kala shaki xalay soo ifbaxay
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Wadani Online) – Murashaxiinta Mucaaradka ah ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu shir-weyn uga furmo magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay ay isugu yimaadeen, iyagoo saacadihii lasoo dhaafay ku jiray kulamo siyaasadeed oo xasaasi ah.

    Shirweynaha berri mucaaradka Muqdisho uga furmaya waxay uga hadli doonaan xaaladda Soomaaliya ee siyaasadda, doorashada, dastuurka iyo amniga, iyadoo Villa Somalia ay diidan tahay shirkaan.

    Xogaha laga helayo shirkii xalay ay siyaasiyiinta mucaaradka ah ku yeesheen guriga Madaxweyne hore Sheekh Shariif ayaa sheegaya in la isla qaatay in dib loo dhigo dhismaha Madal ama Isbaheysi ay ku midoobayaan siyaasiyiinta mucaaradka ah.

    Sida ay xog ku heshay Wadani Online, sababta dib loogu dhigay dhismaha madashaas ayaa in uu jiro tuhun laga qabo xubnaha qaar oo weli u janjeera dhanka Madaxweyne Xasan Sheekh oo haaya xukunka dalka.

    Maalmaha soo socda waxaa jiri doona kulamo kale oo lagu balmay, kuwaas oo ku saabsan dhismaha isbaheysiga cusub iyo in mucaaradku iska dhex-doortaan hoggaamiye.

    Sido kale, ilo wareedyada noo waramay waxay sheegeen in Mucaaradku ay si hordhac ah iskula qaateen in ay Afhayeen ka dhigtaan Cabdullaahi Sheekh Xasan, halka Maxamed Aadan Koofi ay ka dhigteen isku-duwaha Madasha (Coordinator).

    Marka la eego sida ay ku bilaawdeen dhaqdhaqaaqyada mucaaradka dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa ka muuqata in aysan diyaarsaneyn, tuhun dhaxdooda ah oo jira iyo in aysan ilaa hadda ka muuqan saameyntii laga filayay.

    Dowladda Federaalka ayaa dhankeeda qorsheyneysa inay la kulanto mucaaradka, kana tala-geliso waxyaabaha uu muranku ka taagan yahay, waxaana socota qiimeynta hanaankii loo qaban lahaa gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh.

    Doorashada Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa
    Next Article Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo