Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Siciid Deni & Axmed Madoobe oo Madaxweyne Farmaajo uga Guuleystay laba Qodob oo halis ku ah

    XOG: Siciid Deni & Axmed Madoobe oo Madaxweyne Farmaajo uga Guuleystay laba Qodob oo halis ku ah

    September 5, 2020Updated:September 14, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa Madaxweyne Farmaajo uga guuleystay laba qodob oo halis ah siyaasadisa, kadib tanaasullo uu sameeyay 24-kii saac ee ugu danbeeyay, iyadoo aan si rasmi a loo furin shirkii la filayey inuu dhex maray saddexda dhinac.

    Qorshaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ahaa in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo Farmaajo kulan saddex geesood ah la yeesho Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, isagoo kala doodaya waxa ay ka qabaan Heshiiska Doorashada ee Dhuusamareeb III, kadib markii ay tallooyinkooda soo jeediyaan, shir kale Madaxweyne Farmaajo isugu yeero madaxda saddex Maamul Goboleed ee saxiixay Heshiiskii Dhuusamareeb III, taasoo keeni lahayd inay iska hor yimaadaan maamul Goboleedyada.

    Xaaladii waa is bedeshay, waxayna Siciid Deni iyo Axmed Madoobe la yimaadeen Qorshe sababay inay burburaan kaararkii siyaasadeed ee uu ciyaarayey Madaxweyne Farmaajo. Waxay marka hore diideen inuu furmo kulankii ay rabtay Madaxtooyada, waxayna la yimaadeen shuruudo ay ka mid yihiin: arrinta Gedo, madaxda maamul Goboleedyada kale.

    Madaxweyne Farmaajo oo waqti ku socdo, lagana sugayo inu soo magacaabo Ra’iisal wasaare wuxuu aqbalay inuu wada-xaajood ka galo arrinta Gobolak Gedo iyo inuu casuumo madaxda Maamul Goboleedyada kale. Wuxuuna Qodobkan danbe ka dhigan yahay Shirkii Dhuusamareeb 3 oo dib loo qabanayo iyo in Madaxweyne Farmaajo uu fara-marnaan ka joogo wixii uu kasoo ansixiyey madaxda ka qeyb gashay shirkii Dhuusamareeb.

    Haddii si kale loo dhigo waxaa halis ku jira labadii arrimood ee ugu waaweynaa mustaqbalka siyaasadda Madaxweyne Farmaajo oo kala ah; dib doorashadiisa oo mugdi ku jiro iyo dadaalkii uu bixiyey Gobolka Gedo oo natiijo la’aan ah. Heshiiskii DHuusamareeb ee madaxda ka maqan la sugi waayey, waxay natiijadiisii noqotay in toddobaadyo kadib lasoo bilaabo, iyadoo markan aanu waxba yeerin karin ee lagu dhegan yahay.

    Inay Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Madoobe si weyn u barteen, una daraaseeyeen Qorsheyaasha Madaxweyne Farmaajo waxaa muujinaya sida ay Beesha Caalamka uga faa’iideysteen iyo siduu u shaqeeyay qorshihii ay wateen oo hadda u nqoday guul siyaasadeed.

    Axmed Madoobe Doorashada Doorashada 2020 Farmaajo Siciid C/llaahi Deni Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Ciidamada AMISOM oo Dad shacab ah ku dilay Muqdisho, kadib Qarax lala beegsaday
    Next Article MUQDISHO: Qarax ka dhacay Goob laga ilaaliyo Madaxtooyada iyo Nin Miino aasayey oo toogasho lagu dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo