Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Sidee looga guuleystay musharixii Damjadiid C/llaahi Aasbaro? (Xasaasi)

    XOG: Sidee looga guuleystay musharixii Damjadiid C/llaahi Aasbaro? (Xasaasi)

    June 27, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo maanta la doortay guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee Galmudug ayaa waxaa guushii hore ee jagada gudoomiyaha Baarlamaanka ay raacday kooxda raacsan Musharax Axmed Macalin Fiqi, waxaana xilkaasi ku guuleystay Cali Gacal Casir oo gacansaar la leh kooxda Aala-sheekh.

    Aasparo

    Wadani.com ayaa heshay xogta sida ay wax u dhaceen intii aan la gelin wareegii labaad ee doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka, markaas oo labada musharax uu horeeyay C/llaahi Maalin Asbaro oo helay 38, iyo Cali Gacal oo heystay 35, laakiin waxaa shaki la’aan la wada eegayay 11-ka cod oo uu helay musharax

    Kooxda Aalasheekh ayaa si degdeg ah ula xiriirtay musharax C/risaaq Xuseen Maxamuud  oo kasoo jeeday beesha Dir heystayna dhamaan codadka beeshiisa, waxayna la galeen heshiis ah inay codka siiyaan Cali Gacal Casir, iyaguna ay u codeyn doonaan in guddoomiye ku xigeenka labaad ay qaadato beesha Direed.

    Heshiiskan wuxuu meesha ka saaray heshiis kale oo C/kariin Guuleed kula jiray Beelo kala duwan kuna saabsanaa in Beesha Wacaysle ay qaadato jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad, waxaana si degdeg isu bedelay xaaladii doorashada iyadoo kooxda Damjadiid iyo musharax C/kariin Guuleed arrinta ka war heleen xili aysan wax tallaabo ah qaadi karin. Waana tan keentay in si lama filaan ah xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ku guuleyso musharax Cali Gacal Casir oo helay 48 cod, halkaasina jab hordhac ah ka soo gaaro kooxda taageersan C/kariin Guuleed.

    Musharaxa laga guuleystay C/llaahi Aasbaro oo helay 36 cod ayaan wax hambalyo ah siinin ninkii la tartamayay ee ku guuleystay jagada sida laga filayay, taaso muujineysa sida uu jagada isu siiyay iyo saadaashii dhinaciisa jirtay mar waliba.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    C/llaahi Aasbaro Galmudug Guusha Cali Gacal Casir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la doortay (Magacyada & xafladii dhaarinta)
    Next Article Wasiirka Cadaaladda oo maanta hortegaya Baarlamaanka (Magacyada Guddiga Adeegga Garsoorka)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo