Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Sidee Qoorqoor u fashiliyay Wafdigii uu Baydhaba u hoggaamiyey iyo Qorshaha Lafta-gareen

    XOG: Sidee Qoorqoor u fashiliyay Wafdigii uu Baydhaba u hoggaamiyey iyo Qorshaha Lafta-gareen

    April 12, 2022Updated:April 13, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa shalay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay inta badan xildhibaannadii la socday Madaxweynaha Galmudug ee magaalada Baydhaba u tegay xal u helidda cabashada maamulka K/Galbeed oo si weyn u eedeeyay Ra’isal wasaaraha iyo Beeshiisa.

    Wafdigan ayaa markii ay tageen magaalada Baydhaba bilaabay kulamo ay la yeelanayaan madaxda K/Galbeed iyo xildhibaannada laga soo doortay degaankaasi, waxaana xogta la helay ay sheegeysaa in ay soo shaac baxday xaqiiqada ah inay wafdigu kala socdaan oo aanay isla socon.

    Qorshaha tegista Baydhaba wuxuu markii hore ka yimid xildhibaanno kasoo jeeda Beesha Hawiye oo guddi ay sameysteen isku xilqaamay inay xal u raadiyaan qeylo dhaantkii kasoo yeertay C/casiis Lafta-gareen, balse markii ay xiriir la sameeyeen oo la isku iafgartay inay tagaan Baydhaba ayaa si lama filaan ah Lafta-gareen u dalbaday inuu wafdigooda soo hoggaamiyo Axmed Qoorqoor. (Halkan ka Akhriso Warbixinta)

    Kadib raaligelin la isa siiyey labada dhinac, waxaa ujeedku ahaa in C/casiis Lafta-gareen lagu qanciyo inuu fasaxo Xildhibaannada Federaalka si loo siiyo Shahaadooyinkooda, ugana qeyb galaan Munaasabada dhaarta ee 14-ka Bishan April, laakiin qaar ka mida xubnaha Guddiga ayaa sheegay in Madaxweyne Qoorqoor uu si toos ah ula saftay dhinaca kale, dadaalkoodiina uu xagal daaciyay.

    Madaxweynaha Lafta-gareen ayaa doonayey in loo fasaxo labada kursi ee muhiimka ah oo laga xayiray K/Galbeed oo midkood uu ku fadhiyey Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Kursiga uu doonayey inuu u tartamo wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur.

    Lafta-gareen wuxuu ogolaa in dib loo dhigo ama doorasho lagu celiyo kursiga ay kusoo baxday Sareedo Maxamed Cabdalla iyo kursiga kale ee Fahad Yaasiin kusoo baxay, laakiin arrintaas ayaa shaqeyn weyday.

    Guddigan oo markii horeba aan cidna ka socon, isla markaana wax xiriir ah arrintan kala sameyn dhinacyada kale ee Ra’iisal wasaare Rooble iyo Guddiga FEIT ayaa fashil kala kulmay socdaalkoodii Baydhaba, waxayna dib ugu laabteen Muqdisho, halka uu Madaxweynaha Galmudug ku haray Magaalada Baydhaba.

    Baydhaba Doorashada Lafta-gareen Qoorqoor Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDuqa Farmaajo  wuxuu u muuqday Nin ummad iyo caalam kale la hadlaya (Qormadii Fiqi)
    Next Article Qormo lagu Qiimeeyay Khudbadii Farmaajo ee 12 April 2022 oo qabsatay Baraha bulshada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo