Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Waare & Xaaf oo fadeexad ka raacday diidmadii ka qeybgalka Guddoomiye Taabit ee Shirka Muqdisho

    XOG: Waare & Xaaf oo fadeexad ka raacday diidmadii ka qeybgalka Guddoomiye Taabit ee Shirka Muqdisho

    November 2, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynayaasha maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa fadeexad ka raacday kadib markii ay ka hor yimaadeen in guddoomiyaha G/Banaadir uu ka qeyb galo shirka madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada uga furmay Muqdisho.

    Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ahaa mas’uulkii ugu horeeyay ee arrintan ka hadlay kadib furitaankii shirka ee 29-ka Bisha Oktoobar oo ay keli ku ahaayeen madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda maamul Goboleedayda oo uu wehliyo Guddoomiyaga G/Banaadir ayaa soo jeediyay, kana codsaday in Guddoomiyaha G/Banaadir uu shirka ka baxo isagoo raali ah, maadaama madaxda maamullada ay doonayaan inay si gaara ula xisaabtamaan madaxda dowladda Federaalka oo ay dood kala dhaxeyso.

    Markaas kadib ayaa waxaa hadalkii qaatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo sheegay in isagu u shaqsi ahaan jeclaa in guddoomiyaha Gobolka Banaadir qeyb ka ahaado shirka, balseĀ  uu ogyahay dareenka ay qabaan saaxiibadiis (Gaas & Axmed Madoobe) sidaas darteed ay haboon tahay in Guddoomiyaha G/Banaadir uu shirka ka haro.

    Labada madaxweyne ee Hirshabeelle iyo Galmudug oo ah labada maamul ee ugu dhow G/Banaadir, lagana filayay inay xuquuqdiisa u doodaan ayaa noqday kuwo loo adeegsaday inay ka hor yimaadaan, arrintaas oo loo arkay mid ay u soo wakiisheen saaxiibadood kale oo aan dooneyn in si kale loo arko, qodobkaasina ka gaabsaday inay ka hadlaan.

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isagu istaagay mowqif cad, wuxuuna sheegay inuusan raali ka ahayn in shirka laga saaro maamulka G/Banaadir iyo guddoomiye Taabit, isagoo taageeray inuu ka qeyb galo shirka.

    Inkastoo aanay madaxda maamullada Jubba iyo Puntland arrintan ka hadlin ayaa waxaa hadalkii boobay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo halkaasi ka jeediyay hadal xaaladda wax ka bedelay oo ay la wada aamuseen madaxdii maamul Goboleedyada oo keenay inuu rasmi ahaan shirka uga mid noqdo.

    HOOS KA AKHRISO WARKII GUDDOOMIYAHA G/BANAADIR

    KASHIFAAD: Jawaabtii Guddoomiye Taabit ee Gilgishay Madaxda Maamul Goboleedyada [Shirka Muqdisho]

    G/Banaadir Maamul Goboleedyada Shirka Muqdisho Taabit Top Waare Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyihii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee la casilay oo xilkii Wareejiyay [Sawirro]
    Next Article FAAHFAAHIN & SAWIRRO: Gaari ku Qarxay Caawa Magaalada Muqdisho & wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo