Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»XOG: Warar is khilaafsan oo kasoo baxaya kaalinta Farmaajo ee Shirka Wadatashiga xarunta Afisyoone

    XOG: Warar is khilaafsan oo kasoo baxaya kaalinta Farmaajo ee Shirka Wadatashiga xarunta Afisyoone

    March 10, 2021Updated:March 11, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan kaalinta madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku yeelan doono shirka ay beesha caalamka qabanqaabisay ee ka furmi doona xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.

    Beesha caalamka ayaa fulisay laba shardi oo ka mida ahaa shuruudo ay soo bandhigeen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam oo kala ah inuu shirku ka dhaco goob amni ah iyo inay kaalin ku yeelato Beesha caalaamka, laakiin waxaa harsan qodobo kale oo xasaasi ah.

    Farmaajo ayaa cadaadis uga yimid beesha caalamka ku ogolaaday inuu furo shirka Afisyoone, kadibna uu soo xiro, laakiin wararka ayaa sheegaya in shirka uu si toos ah uga qeyb geli doona Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, taasoo aysan ku qanacsaneyn Siciid Deni iyo Axmed Madoobe.

    Waxaa mar kale mugdi la geliyay inuu Farmaajo tegi doono shirka Afisyoone iyadoo xubno ku dhow laga soo xigtay inuu shirka uga cudurdaaran doono xaalad la xiriirta cudurka Covid-19 darteed, isagoo doonaya inuu wakiil shirka uga noqdo Ra’iisal wasaaraha.

    Qodobadda adag ee sugaya Farmaajo ayaa kala ah:

    1- Inuu saxiixo qoraal uu ku caddeynayo in dalku galayo Doorasho, isla markaana xakameeyo awoodaha dowladda.

    2- Inuu ogolaado inuusan saameyn ku yeelan Doorashada oo loo xil saaro xukuumadda iyo ciidamada Booliska oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM.

    3- Iyo in Guddiyada Doorashada si mug leh loo bedelo, laguna daro xubno dhexdhexaad ah oo aan dhinacna raacsneyn.

    Arrinta ku saabsan in shirka laga qeyb geliyo saamileyda siyaasadda iyo ururrada bulshada rayidka ayaan hadda muhiimad weyn lahayn, waxayna wakiilada Beesha Caalamka awoodooda isugu geynayaan sidii heshiis doorashada loo saxiixi lahaa, kadibna fulintiisa loo bilaabi lahaa.

    Kaalinta Farmaajo ee shirka Afisyoone ayaa shaki badan hareeyay, waxaana xubnaha ku dhow ay sheegayaan inuusan dooneyn ka qeyb galka shirkaasi, taasoo haddii aysan beesha Caalamaka cadaadis ku saarin laga cabsi qabo inuu noqdo shir la mida shirarkii Rooble iyo Midowga Musharixiinta ee fashilka kusoo dhammaaday.

    Afisyoone Beesha caalamka Doorashada Farmaajo heshiiska Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharixiinta oo War cusub soo saaray: “Farmaajo wuxuu dalka u horseeday in Xalane la maciin bido”
    Next Article Ra’iisal wasaarihii hore oo xarunta Xalane kulan kula yeeshay Axmed Madoobe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo