Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»XOG: Wasaaradda Maaliyadda oo la wareegtay qaadista canshuurta Qaadka la keeno Muqdisho (Qarashka kasoo xarooda)

    XOG: Wasaaradda Maaliyadda oo la wareegtay qaadista canshuurta Qaadka la keeno Muqdisho (Qarashka kasoo xarooda)

    July 14, 20152 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa si toos ah ula wareegtay canshuur ka qaadista Qaadka kadib markii laga qaaday shirkad uu lahaa xildhibaan Axmed Ducaale Geelle oo lagu magacaabo ADCO oo lacagtaasi magaca dowladda ku qaadi jirtay muddo dheer.

    Qaadka

    Wasiirka maaliyadda Maxamed Adan Fargeeti ayaa isku dayay inuu shirkad kale ku wareejiyo, una sameeyo naasnuujin cusub, taasoo khilaaf ka dhex dhalisay wasiirka iyo wasiiru dowladda wasaaradda, kadibna keentay in xeer ilaaliyaha soo dhex galo oo shaqaalaha wasaaradda loo fasaxo inay canshuurta Qaadka. Fashilka ku yimid qorshaha wasiirka Maaliyadda ayaa keenay inay kororto cashuurta dowladu ka hesho Qaadka oo ahayd meel musuq badani ka jiro oo shirkado iyo shaqsiyaad kula heshiin jireen madaxda wasaaradda Maaliyadda.

    Wadani.com oo raadraac ku sameysay tan iyo intii dowladda la wareegtay qaadista canshuurta Qaadka la keeno magaalada Muqdisho ayaa waxaa usoo baxay arrimaha soo socda:

    Maalin kasta waxaa Qaadka la keeno Muqdisho ka soo xarooda lacag dhan $40,000-50,000 oo doolar.

    Bishii dhaqaalaha dowladda uga soo xarooda Qaadka wuxuu noqon doonaa ugu yaraan $1,200,000 (Hal Milyan iyo Laba boqol kun oo doolar) iyo ugu badnaan 15 Milyan oo doolar.

    Shirkadii hore canshuurta uga qaadi jirtay Qaadka waxay bil kasta ku shubi jirtay Khasnada dowladda ee Bankiga dhexe lacag dhan $800,000 (Afar Boqol kun oo doolar) lacag ka yar.

    Waxaa halkan ka muuqda koror ka badanĀ 30%, iyadoo la is weydiin karo halka lacagtaasi ku bixi jirtay, ayaa hadda laga yaabaa inaysan si buuxda u wada xaroon lacagta canshuurt Qaadka oo shaki la’aan kab weyn u noqon lahayd dhaqaale yarida heysata dowladda Federaalka ee ay la bixin la’ dahay mushaarka shaqaalaheeda iyo ciidamada.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Canshuurta Qaadka Wasaaradda Maaliyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWafdigii C/kariin Guuleed oo loo diiday inay tagaan Caabudwaaq (Maxaa dhacay?)
    Next Article Kulan Addis ku dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh & Ra’iisal wasaaraga Sweden

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo