Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Xaalad soo wajahday dhismaha Golaha Wasiirada iyo RW Xamza oo Baarlamanka ku laabanaya

    XOG: Xaalad soo wajahday dhismaha Golaha Wasiirada iyo RW Xamza oo Baarlamanka ku laabanaya

    July 23, 2022Updated:July 24, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in kulamo xasasi ah ay saacadihii ugu danbeeyay u socdeen Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, kadibna uu ku biiray Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

    Waxaa shirarkan looga hadlayaa magacaabista iyo shaacinta Golaha Wasiirada cusub, iyadoo muddo bil ah oo uu heystay Ra’iisa lwasaare Xamza Cabdi Barre ay uga harsan tahay 48 saacadood oo kaliya.

    Wararka ayaa sheegaya in dhismaha xukuumada cusub uu dhib u dhac soo wajahay, taasoo ay ugu wacan tahay xubo aan weli la isku waafaqin iyo qorshe lagu doonayo inta aan Baarlamaanka la horgeynin in kalsooni loogu raadiyo wasiirada cusub.

    Wasiirada cusub oo inta badan magacyadooda dibadda usoo baxeen ayaa laga cabsi qabaa inay caqabad kaso wajahdo ansixinta Baarlamaanka, waxaana dhowaan olole kalsooni raadin ah bilaabay Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay xildhibaanno kasoo jeeda K/Galbeed iyo Jubbaland.

    Waxaa la filayaa in Ra’iisal wasare Xamza uu Golaha Shacabka ka codsado muddo 10 maalmood ah in loogu darro xilliga dhismaha xukuumadda cusub, si loo soo soo dhammeystiro Wadatashiga iyo magacaabisata wasiirada cusub.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii uu xilka la wareegay joojiyey dhammaan wixii qaabilaad ah siyaasiyiinta iyo xildhibaannada abada Gole, marka laga reebo ciddii uu isagu doonayo, taasoo ka dhigtay keentay inuu iska fogeeeyay dhammaan xubnihii xilal raadiska ahaa.

    Arintan ayaa ka dhigan in tijaabadii ugu horeysay ay ku fashilmeen Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, iyagoo muddadii loogu talo galay ku dhisi waayey xukuumadda cusub oo dalku baahi weyn u qabay, maadama uu muddo sanad ka badan ku jiray xilgaarsiin iyo qalalaase doorasho.

    Top Xamza Cabdi Barre Xasan Sheekh Xog
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowlad Degaanka Somalida oo ku dhawaaqday in la laayey Shabaabkii u tallaabay Afdheer
    Next Article Dabley ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahin..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo