Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Xildhibaanadii Isbedel-doonka oo isu bedelay jago-doon [Abaabul ka socda Muqdisho]

    XOG: Xildhibaanadii Isbedel-doonka oo isu bedelay jago-doon [Abaabul ka socda Muqdisho]

    March 22, 2017Updated:March 22, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaanada isbedel-doonka la baxay ee sida weyn u taageeray madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadda bilaabay olole ayku dooanayaan in kalsoonida loogu diido xukuumadda uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Xildhibaanadan ayaa isla xalay bilaabay qoraal ku saabsan in dib loo celiyo xukuumadda la dhisay oo ay ku tilmaameen mid aan xaaladda dalka waxba ka qaban karin, kana horjeeda isbedelkii dadka Soomaaliyeed ay  filayeen.

    Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo isu sharxay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka dhowaan ayaa sheegay inay u socdaan shirar ay ku doonayaanin kalsoonida loogu diido xukuumadda cusub.Xildhibaanada ololaha ku jira waxaa ka mida C/llaahi Goodax Barre oo si weyn uga horjeeday in dib loo doorto madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, xildhibaano dhowr ah oo taageersanaa dib u doorash
    sada Xasan Sheekh.

    Waxaa xusid mudan in dhammaan musharixiintii isbedeldoonka iyo siyaasiyiintii sheegtay inay ka danbeeyeen doorashada Madaxweyne Farmaajo ay iska waayeen liiska golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA MADAXWEYNE EE ISKA WAAYAY

    1- C/qaadir Cali Cosoble
    2- C/raxmaan C/shakuur Warsame
    3- Jibriil Ibraahim Cabdulle
    4- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)
    5 – Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)
    6 – C/naasir Maxamed Cabdulle
    7 – Cali Xaaji Warsame
    8 – Saciid C/laahi Dani
    9- Maxamed Maxamuud Culusow
    10- Saciid Ciise Maxamuud
    11 – Bashiir Raage Shiiraar
    12- C/laahi Ciilmooge Xersi
    13 C/laahi Cali Gees

    14- Zakariye Maxamuud Xaaji

    14 musharax oo Farmaajo ka sugaayay inuu ku tixgeliyo isbaheysigii doorashada si ay wasiiro uga noqdaan xukuumadda cusub ayaa meesha ka baxay, taasoo dhalisay inay isu bedeleen mucaaarad ka horjeeda inay xukuumadda cusub marto baarlamaanka.

    Qaar ka mida musharixiinta ayaa dalka isaga tegay, halka qaar kale ay gaabsadeen. Musharaxi ugu horeeyay ee hambalyada u diray xukuumadda cusub ayaa noqday siyaasiga Cali Xaaji Warsame, laakiin qaar kale ayaa ololaha wada ololaha diidmada xukuumadda cusub.

    Guuxa ka dhex jira xildhibaanada ee ku saabsan diidmada xukuumadda cusub ayaa intiisa badan ah xildhibaano doonayay xilal wasiir oo iska waayay golaha cusub.

    Wadani.com

    Farmaajo Golaha wasiirada Isbedeldoonka Musahrixiinta Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXubin ka mida Golaha Wasiirada cusub oo ku dhawaaqay inuu is casilay [Akhri sababta]
    Next Article Ra’iisal wasaare Kheyrre oo booqday dhawacyada Qarixii Muqdisho [SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo