Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Xiriirka Madaxweyne Farmaajo & Beesha Caalamka oo sii xumaanaya (Madaxtooyada oo diiday kulamo laga dalbaday)

    XOG: Xiriirka Madaxweyne Farmaajo & Beesha Caalamka oo sii xumaanaya (Madaxtooyada oo diiday kulamo laga dalbaday)

    December 22, 2019Updated:December 30, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xiririka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Beesha Caalamka ee arrimaha Somaaliya ayaa maraya heerkii ugu hooseeyay tan iyo intii uu xilka qabtay Febraayo 2017, iyadoo dalku galayo sanadkii ugu danbeeyay ee xukunkiisa iyo olole Doorasho.

    Go’aano ay arrimaha Doorashada 2020/2021 kasoo saartay Beesha Caalamka ayaan lagu xusin Madaxweynaha Soomaaliya, waxaase lagu sheegay inay wadatashi la yeesheen Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Guddiga Doorashooyinka Qaran. Iyadoo sidoo kale la ogyahay in wakiilada Beesha Caalamka la kulmeen guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka; waxaana soo baxday shaki weyn oo Beesha caalamka ka qabto qorshaha Doorashada uu damacsan yahay Madaxweyne Farmaajo.

    Xog ay heshay Wadani.net ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu dhowr jeer ka war-wareegay inuu la kulmo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wakiilada Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD oo kala hadli lahaa arrimaha Doorashooyinka iyo Jubbaland, waxaana socon qabsoomi waayey kulan uu muddo 3 jeer ah Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday Wakiilka Q/Midoobay James Swan.

    Codsigii ugu danbeeyay ee kulanka laga dalbaday Farmaajo ayaa ku beegnaa intii aysan wafdiga Beesha Caalamka aadin magaalada Kismaayo, iyadoo Madaxweynaha uu sheegtay cudurdaarro kala duwan si aanay kulamadaasi u dhicin, xilligaas oo uu ku howlahaa kulamo uu la qaadanayo xildhibaannada Baarlamaanka qaarkood, isagoo ka dhaadhicinaya inay ka hor yimaadaan Sharciga Doorashada ee Baarlamaanka horyaalla, kuna qancinaya sharcigii hore ee Madaxtooyada soo marsiiyey Golaha Wasiirada.

    Qaar ka mida xubnaha Beesha Caalamka ayaa laga soo xigtay inay fahmi waayeen qorshaha uu wato Madaxweyne Farmaajo, isagoo aan u soo bandhigin, isla markaana aanu wada-shaqeyn la lahayn Maamul Goboleedyada, guddoonka labada Aqal ee Baarlamaankana ay ka tashadeen.

    Beesha caalamka Doorashada 2020 Farmaajo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkadda Diyaaradaha Djibouti Airlines oo Duulimaad toos ah ka bilowday Magaalada Garowe (Sawirro)
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo sii xoojiyey Ololaha Sharciga Doorashada [Kulan uu la yeeshay xildhibaannada Haweenka ee Labada Aqal]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo