Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo shaaciyey sababta ay Duqeyn Cirka ah ugu taageereen Ciidamada Somaliya

    Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo shaaciyey sababta ay Duqeyn Cirka ah ugu taageereen Ciidamada Somaliya

    July 25, 2021Updated:July 25, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa shaaciyey sababtii keentay inay duqeyn dhinaca cirka ah ku taageeraan ciidamada Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug.

    Llyod Austin ayaa sheegay in sababta loo qaaday weerarada cirka ee Mareykanku ku bartilmaameedsanayo Al-Shabaab-ka Soomaaliya maalmihii la soo dhaafay ay tahay in ciidamada Soomaaliya ay xoojiyeen weerarada ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee xiriirka la leh Al-Qaacida.

    “Maalmihii dhowaa wixii dhacay waxay ahaayeen in ciidamada aan iskaashiga leenahay ay kordhiyeen dagaalka, waxayna dib u riixayaan Al-Shabaab si aad u weyn, waxaana ku taageernay duqeyn cirka ah” ayuu Xoghaye Austin u sheegay weriyeyaal la safrayay, kuna sugnaa xarunta Eielson Air Force ee Gobolka Alaska.

    Xoghayaha Difaaca Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in duqeynta Cirka ee Mareykanka ay timid dagaallada culus ee ay qaadeen ciidamada Soomaalida iyagoo si adag ula dagaalamay Alshabaab, dagaalkuna uu noqday mid culus, taasoo keentay inuu Mareykanku ku taageero duqeyn cirka ah xoogagga ay iskaashiga leeyahay.

    Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa Al-Shabaab ku bartilmaameedsaday labo duqeyn oo dhacday 20-kii July iyo 23-kii July, ka dib muddo ku dhow lix bilood oo hakad uu soo galay markii uu bilaabay Madaxweyne Joe Biden.

    Milatariga Soomaaliya waxaa kujiray loollan adag oo dhanka dhulka ah oo ay la galeen Al-Shabaab oo ka dhacay deegaanada Galmudug, gobolkaas oo lagu bartilmaameedsaday labada duqeyn ee Mareykanka.

    AFRICOM Alshabab Llyod Austin Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga Xalinta Khilaafka Doorashada oo 3000 Dollar ku xiray Musharixiinta qaba Cabashada Doorashada
    Next Article Guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed oo magacaabay Guddiga Doorashada Aqalka Sare (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo