Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo la taliyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

    Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo la taliyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

    January 3, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Ban Ki Moon ayaa qoraal xafiiskiisa ka soo baxay waxaa loogu hambalyeeyay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid, waxaana qoraalkaas oo isagoo af-ingiriis ah hoos ku qoran nuxurkiisu yahay  in Cumar C/rashiid loogu baaqo saddex arrimood oo kala ah:

    Ban_Kimoon
    Secretary-General Ban Ki-moon. UN Photo/Amanda Voisard (file)

     

    1. Inuu dhaqso u soo dhiso xukuumadda cusub ee laga sugayo.

    2. Inuu soo dhiso xukuumad loo dhan yahay oo laga wada qeyb galo.

    3. In madaxda Soomaalida ay wada sahqeeyaan si loo fuliyo howlaha horyaala dowladda oo ay ugu horeeyaan dhismaha federaalka iyo dib u eegista dastuurka.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

     

    READOUTS

    Readout of the Secretary-General’s call to H. E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, Prime Minister of the Federal Government of Somalia

    New York, 2 January 2015

    The Secretary-General today called the new Prime Minister of Somalia, H.E. Mr. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, to congratulate him on his recent appointment. The Secretary-General expressed the hope that the Prime Minster will move quickly to form an inclusive Government, with the full participation of women.  He called on the Somali leadership to work closely together to regain momentum in the political process, including the formation of federal states and a participatory constitutional review process.

    The Secretary-General also emphasized that recent gains by AMISOM and the Somali National Army against Al-Shabaab should be complemented by the delivery of basic services and the rule of law.  The Secretary-General reassured the Prime Minister of the full support of the United Nations in Somalia’s efforts towards peace, development and the full respect for human rights.

     

    Ban Ki-Moon Omar Abdirashid Ali Sharmarke
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS: Xildhibaanada Beelaha Dir iyo Daarood oo bilaabay saxiixa Qoraal loogu digayo Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha
    Next Article Maxaa ka khaldan talaabadda Dowladdu ku xirtay madaxdii Idaacadda Risaala iyo deminta Idaacadda?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo