Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xukuumadda Somaliya oo Guddi soo baara u magacawday dilkii xildhibaan Yuusuf Dirir

    Xukuumadda Somaliya oo Guddi soo baara u magacawday dilkii xildhibaan Yuusuf Dirir

    May 26, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday guddi soo  baara dilkii Xildhibaan Yuusuf Dirir iyo dhacdadii sababtay geerida xildhibaanka, waxaana guddigan cusun amar lagu siiyay inay sida ugu dhaqsiyaha badan  jawaab uga keenaan falkaasi. Hore warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda lagu caddeeyay inay dilkaasi ka dambeeyeen ciidamada Milateriga ee xoogga.

    carte1

    Wareegto uu saxiixnaa Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa lagu magacaabay guddi ka kooban 9 xubnood oo soo baaraya falkan oo ciidamada Milateriga taliskooda ka hor yimid qaabka ay xukuumada u shaacisay inuu shilka u dhacay.

    Xubnaha guddiga la magacaabay waxay kala yihiin:

    1. Dr. Axmed Cali Daahir   Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka: Guddoomiye
    2. Col. Cabdullaahi Xuseen Maxamed        Xeer-ilaaliyaha maxkamadda Ciidammada: Xubin
    3. Col. Xasan Sheekh C/samad hoggaanka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed : Xubin
    4. General Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka baarista C.I.D. : Xubin
    5. G/le Maxamed Xasan taliyaa hoggaanka Baarista NISA :Xubin
    6. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow Gud: guddiga Amniga Barlamaanka :Xubin
    7. Xildhibaan Xuseen Carab Ciise Gud: guddiga Difaaca Barlamaanka :Xubin
    8. Maxamed Xasan Faarax Lataliyaha sare sharciga X/R/W Soomaaliya: Xubin
    9. Cabdullaahi Bashiir C/nuur Agaasinka Amniga X/ Ra’iisul wasaaraha: Xubin

    Guddiga ayaa looga fadhiyaa

    • Inay warbixin hordhac ah oo ku saabsan baaritaankooda keenaan xafiiska Ra’iisul wasaraha ugu dambeyn maalinta Jimcaha ee 29-ka May 2015.
    • Inay u gudbiyaan baaritaankooda Maxkamadda awoodda u leh.
    • In baaritaanka lagu soo gabagabeeyo laba todobaad oo la bilabaneysa Taariikhda Wareegtada soo baxday

    Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

    Mudane Maxamed Cumar Carte (Qaalib)

    Magacaabidda guddigan ayaa imaaneysa iyadoo taliska ciidamada Xoogga dalka uu si weyn uga hor yimid warsaxaafadeedkii xukuumadda ee ciidmada milateriga ku eedeeyay inay dilkaasi ka dambeeyeen, waxaana arrintan si weyn culeys u saaraya Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Maxamed Cumar Carte.

    [ad name=”HTML-1″]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Dilkii xildhibaan Yuusuf Dirir Guddi Maxamed Cumar Carte
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRO: Soo dhoweyntii Ra’iisal wasaaraha ee Magaalada Kismaayo
    Next Article Wejiga labaad ee shirka Cadaado oo furmaya iyo wasiiro ku sii jeeda

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo