Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakisay inay shaqaalaha dowladda xaadiraan xafiisyadooda,si looga hortago faafidda cudurka Coronavirus, iyadoo la faray inay guryahooda ku shaqeeyaan.
Warqad kasoo baxday Wasaaradda Shaqada ayaa ku wargelisay hay’adaha dowladda in 19-ka ilaa 1-da bisha April la hakiyay xaadiridda xafiisyada Shaqaalaha Dowladda, marka laga reebo maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin xafiisyada, si looga hortaggo faafida fayruska COVID- 19.
HOOS KA AKHRISO
