Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Xukuumadda xilgaarsiinta RW Rooble oo u digtay siyaasiyiin faraha kula jira Ciidamada (Yaa loola jeedaa?)

    Xukuumadda xilgaarsiinta RW Rooble oo u digtay siyaasiyiin faraha kula jira Ciidamada (Yaa loola jeedaa?)

    May 2, 2021Updated:May 3, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumadda xilgaarsiinta ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa dingiin u dirtay siyaasiyiin ay ku eedeysay inay faraha kula jiraan arrimaha ciidamada.

    Wasiir ku xigeenka Warfafinta xukuumadda xilka sii heysa ayaa Warbaahinta dowladda ka akhriyey farriin uu sheegay inay ka timid Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, isagoo sheegay in arrimaha ciidamada loo xil saaray Ra’iisal wasaaraha, amarna uu ku bixiyey in magaalada Muqdisho laga saaro ciidamada, lana baabi’iyo astaamaha colaadeed ee Muqdisho ka abuurmay.

    Wuxuu uga digay siyaasiyiin uu sheegay inay is og yihiin inay faraha kala baxaan ciidamada . “Nasiib darro waxaa jira dhaqdhaqaaqyo ay gadaal ka taagan yihiin siyaasyiin doonaya inay fashiliyaan dadaalka Ra’iisal wasaaraha.. dadkaas siyaasiyiinta ah iyo shaqsiyaadkaas waxaan uga digeynaa ka joogsadaan; looma dulqaadan karo inay weli jiraan siyaasiyiin faraha kula jira arrimaha ciidamada..” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Warfaafinta.

    Wuxuu sheegay in dhaqdhaqaaqyada socda loo arkayo arrimo qarsoon ee ka baxsan arrimaha la isku hayey, kana waantoobaan.

    Warkan ayaa ka danbeeyay markii uu qoraallo dhaliil ah uu baraha bulshada ku baahiyey Xildhibaan Mahad Salaad, taasoo keentay inuu u jawaabo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo ku dhow Rooble.

    Sidoo kale Senetor Muuse Suudi ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Muqdisho in Farmaajo ay tahay inuu ka baxo Villa Somalia, isagoo ku hanjabay inaan waxba looga qaadi karin ciidamo magacyo kala duwan loo bixiyey.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha Midowga Afrika oo ka hadlay magacaabidda Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya.
    Next Article Rooble oo casuumaad u diray Madaxda Maamul Goboleedyada iyo xilliga uu dhacayo shir loogu yeeray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo