Browsing: Xulashada
Booliska Ingiriiska ayaa loo gudbiyey warbixin ku saabsan Laacibka reer Masar iyo kooxda Liverpool oo jebiyay sharciga wadista baabuurta, kadib…
Hooyada iyo aabaha dhalay Marwada u dhaxda Madaxweynaha Mareykanka ee Donald Trump oo ah sodoh iyo sodog ayaa la siiyey…
Nin Somalida-UK ah oo Imaaraadka loogu heysto Ganaax lacageed ka badan 46,000 Doolar [Daawo Sawirro]
Nin Somali-UK ah ayaa magaalad Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta loog heystaa ganaaxii ugu weynaa ee lacageed oo la saaray…
Magaalada Baydhabo ayaa amar kasoo baxay ciidamada Booliska looga mamnuucay inay ku dhex socoto magaalada Bajaajta, iyadoo maalintii labaad aysan…
Madaxweynaha cusub ee loo magacaabay Is-maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Axmed Cabdi Maxamed (Ilka-case) ayaa ah wiil dhalinyaro ah oo…
Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa nin dhallinyar oo caan ku ahaa ganacsiga magaalada Muqdisho iyo dhiiigelinta dhalinyrada kale oo…
Hay’ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa dib u habeyn ku sameysay Daaha ku wareegsan Kacbada oo ka…
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo booqasho ku maraya dalka Mareykanka ayaa shaaciyey sheeko dhex maray isaga iyo dhaxalsugaha Imaaraadka Carabta…
Dayax madoobaadka Caawa laga arkay dunida inteeda badan wuxuu ahaa midkii qarniga 21-aad oo kaliya aan ugu waqtiga dheereyn, balse…
Waxaa la saadaaliyay in Dayax madoobaad gaara oo noociisu dhif yahay uu ka dhici doono dunida Caawa iyadoo laga arki…
Xaalad lama filaan ah ayaa qabsatay nin Kirishtaan ah oo dalka Itoobiya magaalo ku taallo ka sheegtay inuu yahay Nebi,…
Hay’adaha dembi baarista Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogay gabar Ruushka u dhalatay oo 29 jir ah, taasoo lagu eedeeyay…
Booliska Boqortooyada Sacuudiga ayaa xiray gabar dhallinyaro ah oo Masraxa uu ka heesayey Fannaan orod ku fuushay, isla markaana isku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay xarunta madaxtooyada kula kulmay wiil Somali-Mareykan ah oo ku guuleystay tartanka ugu weyn…
Madaxweynaha Turkiga ayaa xilka Wasiirka Maaliyadda & Lacagta u magacabaay nin uu Soddo u yahay oo hore u ahaa wasiirka…
Madaxweynaha Turkiga ee dhowaan loo doortay Recep Tayyip Erdogan mar kale xilka ayaa la shaaciyay hantida uu heysto, sida uu qoray Wargeyska…
Duqa magaalada Sheffield ee dalka UK oo asalkiisu Soomaali ah, ayaa madaxweynaha Maraykanka ka “mamnuucay” in uu soo booqdo magaalada…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa fal naxdin leh oo ay ku kacday haweeney Booyeeso (Jaariyad) Itoobiyaan ah oo dalka…
Wiilka hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakar al-Baghdadi ayaa la shaaciyey inuu ku dhintay howlgal is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada…
Dalka Thailand ayaa lagu guuleystay in iyadoo nool lasoo saaro koox kubadda cagta ah iyo tababarrahooda oo muddo 9 maalmood…
