Browsing: Xulashada
Dhacdo lama filaan ah ayaa qabsatay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis oo shalay booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Moscow…
Magaceedu waa Susi Pudjiastuti, waa wasiirka kalluumaysiga dalka Indonesia, waxayna tahay wax kasta oo ka duwan wixii dumarka lagu yaqiinay.
Nin aad u xanuunsan oo lagu magacaabo Noel Conway, islamarkaasna nolosha ka quustay ayaa doonayay in uu nafta is dilo,…
Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan ninka dadka badan ku laayaya magaalada laz Vegas ee dalka Mareykanka ayaa lasoo bandhigay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa intuu ku sugnaa Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga ku qaabilay Qasrigii uu degenaa Sheekh…
Ciidamada Booliska magaalada Krasnodar ee dalka Ruushka ayaa gacanta ku dhigayhaweeney iyo ninkeeda oo ahaa Dad-qalato in muddo ah ku jiray…
Cad dheeman ayaa magaalada London lagu kala iibsaday adduunka lacageed oo gaaraya $53 milyan oo doolar.
Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee caalamka laga hirgeliyo Tagaasida duusha (self-flying taxi).
Haweeneydii reer Masar ee ugu buurneyd dunida, oo culeyskeedu gaaray 500 kg, ama Nus tan ayaa geeriyootay.
Sheekh ka mida culimada Azhar ee dalka Masar ayaa shaqadii laga joojiyay kadib markii si toos ah hees uga qaaday…
Imaamka weyn Xaramka Barakeysan Sheekh C/raxmaan As-sudais ayaa muran weyn iyo dood ka dhaliyay baraha bulshada ku xiriirto dadka Carabta,…
Guri caan ah oo muddo 14 sano ah ka dhex qotonsanaa waddo weyn oo ay baabuurta maraan oo mashquul badan…
Wiil dhaliyaro ah oo Soomaali-Mareykan ah ayaa ku guulaystay abaal marinta loo yaqaan “Facing Race Award” oo laga bixiyo gobolka…
Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dalalka Isbaheysiga Sacuudiha iyo Qatar ayaa gaara inay isku dacweeyaan shirkadaha waaweyn ee leh baraha…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Gaari cusub hadiyad ahaan u siiyay xildhibaanka da’da yar ee dhowaan sida la yaabka leh…
Shirkadad Apple ayaa soo saartay telefoon gacan-qaad ah midkii ugu casrisanaa, iyadoo lagu soo beegay sanadguurada 10-aad ee asaaska shirkadda.
Hooyo Soomalaiyeed oo 60 sano jir ah iyo wiil ay dhashay oo dhalinyaro ah ayaa nolol derbi jiifnimo ah ku…
Muddo 10 sano ah ayaa laga soo wareegay markii ugu horeysay ee shirkadda Apple ay soo saartay taleefoonada gacanta ee…
Turkiga ayaa shjeegay inuu qaadanayo haweeney 106 sano jir ah oo laga soo masaafurinayo dalka Sweden kadib markii dalkaasi looga…
Muuqaal uu qaaday sawir-qaade ka mid ahaa saxafiyiinta joogay xajkii sanadkan ayaa qabsaday baraha bulshada, kaasoo muujinaya haweeney ka mid…
