Browsing: Xulashada
Xujeyda sanadkan waxaa ka mida haweeney ka timid dalka Indonesia oo da’deedu tahay 104 sano jir.
Instagram ayaa shaacisay in la baahiyay lambaro dad magac leh iyo email-ladooda oo gudbiyay burcadda internet-ka.
Somalia oo lagu sheego dal fashilmay, kana soo kabanayso Dagaalladii Sokeeye waxaa lagu ammaanaa dadaalkooda ku aadan noocyadda Ganacsiga.
Graça Simbine waxaa ay dhalatay 17 cisho kadib geeridii aabaheed, waa qofka ugu yar qoys ka koobnaa 6 caruur ah,…
Wuxuu ahaa aroos lala dhacay oo ka dhacay magaalada Mandera. Waxaa loo dhigay Cabdullahi Ibraahim Robow oo loo yaqaano Cabdullahi…
Saldhiga Milateri ee Turkiga ka hirgeliyay magaalada Muqdisho loo diyaariyay in la furo maalmo gudahood, iyadoo si rasmi ah loo…
Kolonyo baabuur xamuul ah oo aan badnayn oo qayb ahaan uusan darawal wadin ayaa lagu tijaabin doonaa wadooyinka waawayn ee…
Waxaa dhowaan la filayaa inuu suuqyada soo galo telefoonka cusub ee Samsung Galaxy Note 8 iyo Samsung Galaxy S 8, iyadoo la…
Dalxiisayaal ka socda dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeysay yimid magaalada Muqdisho iyagoo dalxiis ah.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa taariikh cusub ka dhigay baraha bulshada kadib markii uu Axadii bartiisa Twitter-ka soo…
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Xildhibaanadii Hirshabelle in ay…
Haweenay Muslimad ah oo ay ku qasbeen booliiska Californian ee dalka Maraykanka in ay xijaabka iska bixiso ayaa la gudoonsiiyay…
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay in Uhuru Kenyatta uu mar labaad ku guuleystay xilka madaxweynaha dalka Kenya, kadib markii uu…
Nin si aanan ku talogal ahayn xiddig uga noqdey baraha bulshada kadib markii uu sawirkiisa kasoo muuqdey warbaahinta xili uu…
Hay’adda WFP ayaa soo bandhigtay Bariis ay dowladda Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya, kaasoo laga dejiyay dekadda Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku biiray dagaalka baraha bulshada ku dhex maraya taageerayaasha iyo dhaliilayaasha madaxda dowladda…
Waxaa todobaadyadan baraha bulshada Soomaalida qabsaday olole lagu dhaliilayo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana hal-heys looga dhigey kalmadda ‘Igu Sawir’…
Shaaha wareega oo ah Shaah qof uu wato uu iibiyo ayaa ku soo kordhay magaalada Hargeysa iyo maamulka Somaliland.
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa gaaray dalka Marooko, safar dalxiis ah oo la sheegay inuu muddo qaadan doono.
Waxaa baraha bulshada qabsaday dhacdo ku saabsan Orgi weerar u geystay dad fara badan magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.
