Browsing: Xulashada
Fadeexadii keentay inuu shaqada iska casilo tababarihii xulka Ingiriiska Sam Allardyce ayaa laga cabsi qabaa inay galaafato xubno oo xilal tababarenimo ka…
Waxaa dunida ku soo biiray arrim la yaab leh oo ku saabsan dhalashada ilmo ay iska dhaleen saddex qof.
Shirkadda Yahoo ayaa shaacisay in burcad dhanka internetka ah oo “dawlad taageero ka haysta” ay xadeen macluumaadka 500 milyan oo…
Kooxda Alshabaab oo looga bartay dagaal, qaraxyi iyo is-miidaamin ayaa markii ugu horeysay munaaasbadii Ciidul Adxaa ee sanadkan soo bandhigay…
Waxaa la yaab leh inay dunida maanta ka jiraan dadyow badownimadoodu gaartay inay caabudaan dad iyaga la mida, sida ka jirta…
Aroos cajiib ah oo si caaqiibo leh loo agaasimay ayaa ka dhacay mid ka mida xerooyinka Qaxootiga magaalada Muqdisho.
Orodyahanka heer Caalami ee Ingiriiska, kana soo jeeda Soomaaliya ayaa fal cunsurinimo ah lagula kacay xilligii uu kasoo laabanayay safarkiisii…
Haweeney Ingiriis ah ayaa buugga cajaa’inta caalamka lagu qoro ku gashay intay tan ugu da’da yar ee leh Gar buuxa.
Shirkadda Samsung ee qalabka elektronics-ka ku caan baxday ayaa joojisay iibka telefoonka cusub ee caaqilka ah nooca Galaxy Note 7 kadib…
Xaaska Donald Trump ayaa dacwad ku soo oogtay wargeys Ingiriis ah iyo website Mareykan ah iyadoo ka dooneysa lacag magdhow…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Suuqa Magaalada ku dileen nin Ganacsade ah.
Nimca Dareen oo hees dareen xambaarsan u soo dirtay Magaalada Muqdisho. Heestan oo qeyb kooban oo Banaadir quseysa ay soo…
Booliska Mareykanka ayaa ugu danbeyn aamisan nin loo raadinayay kiisas dil ah 30 sanadood ka hor uu isu bedelay haweeney.
Nin la dhashay orodyahanka reer Caalami ee dalka Ingiriiska Mo Farah oo lagu magacaabo Axmed Faarax ayaa shaaciyay inuu ka…
Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa fursad u hesyay in ka qeybgashay shir marwooyinka madaxweynayaasha Afrika qaarkood yeesheen.
Kooxda Daacish ee la baxday khilaafada islaamiga ahaa ayaa soo bandhigtay Muuqaalka Caruur da’ yar oo loo tababaray dilka iyo…
Waxaa Muqdisho marti u ah lamaanaha caanka ah ee loogu yeero “LAMMAANAHA JACEYLKA” Sheekh Axmed Jowhar iyo Hibo Cumar oo…
Magaalooyinka Mareykanka qaarkood ayaa la sugay taallooyin laga metelay Musharaxa Xisbiga Jamhuuriya ee Xisbiya Jamhuuriga dalka Mareykanka Donald Trump isagoo…
Ilhaan Cumar ayaa jawaab cad iyo faafhaahin dheeraad ah ka bixisay fadeexadii laga faafiyay nolosheeda gaarka ah oo ku saabsan…
Magaalo xeebeedka caanka ah ee Mombasa, dalka Kenya ayaa laga mamnuucay habeenkii xafladaha arooska, kadib markii madaxda magaaladaasi ay sheegeen in…
