Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Ma dhab baa in Ilhaan Cumar ay walaalkeed guursatay..? (Akhri jawaab Ilhaan soo saartay)

    Ma dhab baa in Ilhaan Cumar ay walaalkeed guursatay..? (Akhri jawaab Ilhaan soo saartay)

    August 18, 20164 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ilhaan Cumar ayaa jawaab cad iyo faafhaahin dheeraad ah ka bixisay fadeexadii laga faafiyay nolosheeda gaarka ah oo ku saabsan laba guud oo la sheegay inay gashay, iyadoo midkood la faafiyay inay la gashay nin la dhashay.

    Arrintan oo saxaafadd qabsatay dhowaan, ayay hore u beenisay Ilhaan, laakiin waxay xalay soo saartay warbixin dheer oo ay ku cadeyneyso sida ay wax u dhaceen.

    Akhri: Fadeexad ay Soomaali ka danbeyso oo laga faafiyay Ilhaan Cumar [Sawirro & Caddeyn]

    Ilhaan waxay qiratay in ninka caruurta ka dhalay Axmed Hersi (Axmed Aden) uu yahay lamaanaheeda iyo jaceylkeeda ay kulmeen 2002, iyadoo 19 sano jir ah. Waxay sheegtay inay dalbadeen shatiga (Warqadda) nikaaxa laakiin aanay helin taasoo micnaheedu yahay inaysan la sharciyeyn guurkooda. Sanadkii 2008 ayay sheegtay inay go’aansadeen inay diintooda isku furaan markii noloshooda ay caqabad ka hor timid.

    Ilhaan waxay jawaabteeda ku sheegtay inay xiriir la yeelatay nin lagu magaaabo Ahmed Nur Said Elmi oo Biritsh (Somali) ah ayna si sharci ah isu guursadeen sanadkii 2009. Xiriirka iyo Ahmed Nur ayay sheegtay inuu soo gabagaboobay sanadkii 2011, markaasoo ay isku fureen diintooda (Islaamka).

    Markii uu ninkan dambe ku noqday Ingiriiska waxay Ilhaan sheegtay inay ahayd waqti uu weli socdo oo aanay dhammaan  howshii furiinkii sharciga ahaa, balse ay ku dhex jirto gabagabadiisa. Ilhaan waxay meel ka dhac iyo bne abuur ku tilmaantay in Ahmed Nur Siad Elmi lagu sheego inuu yahay walaalkeed.

    “Laga soo bilaabo 2011, waxaan ku faraxsanahay inaan dib ula heshiiyay Ahmed Hersi, waxaan isku guursanay diinta iyo dhaqankeeda, qoyskeenii ayaan dib u abaabulnay, sida qoysaska kale, waxaan wadaagnaa dhib iyo dheef, waxaanan ku faanayaa inaan ka soo gudubnay”.

    Jawaabta Ilhaan oo lagu qoray boggeeda rasmiga ah, waxaa ka muuqda in fadeexada laga faafiyay Ilhaan ay micno badan tahay, waxaana la arki doonaa isbedealka ay keeni karto inkastoo xaqiiqada meesha taalla ay tahay in Ilhaan su’aalo badan daba yaallaan.

    HOOS KA AKHRI JAWAABTA ILHAAN


    Response from Ilhan

     A number of baseless rumors have been made recently about my personal life and family. I will say it again here: they are absolutely false and ridiculous.

    That said, I will offer clarity and share a difficult part of my personal history that I did not consider relevant in the context of a political campaign, so that we can put these rumors to rest and return to what really matters: how we join together to build a more prosperous and equitable district and state.

    In 2002, when I was 19 years old, Ahmed Hirsi (whose name before he received citizenship was Ahmed Aden), the father of my children and love of my life, and I, applied for a marriage license, but we never finalized the application and thus were never legally married. In 2008, we decided to end our relationship in our faith tradition after reaching an impasse in our life together.

    I entered into a relationship with a British citizen, Ahmed Nur Said Elmi, and married him legally in 2009. Our relationship ended in 2011 and we divorced in our faith tradition. After that, he moved home to England. I have yet to legally divorce Ahmed Nur Said Elmi, but am in the process of doing so. Insinuations that Ahmed Nur Said Elmi is my brother are absurd and offensive.

    Since 2011, I am happy to say that I have reconciled with Ahmed Hirsi, we have married in our faith tradition and are raising our family together. Like all families, we have had our ups and downs but we are proud to have come through it together.

    I appreciate the countless messages of support I have received from the people of 60B and beyond who understand how difficult and deeply personal this has been for my family and especially my children. I remain honored to be a part of a campaign that is uniting the diverse voices of our district – long term residents, East African immigrants and students.

    Ilhan2


    Wadani.com

    Fadeexad Ilhaan Cumar Ilhaan Cumar Ilhan Omar US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSiyaasiyiinta & Xildhibaanada kasoo jeeda Somaliand oo qaadacay Doorashada Somaliya 2016
    Next Article Xiriirka Xasan Sheekh & C/kariin Guuleed oo mugdi soo galay [Kulan dhex maray Sheekh Shariif & Guuleed]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo