Browsing: Xulashada
Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ka mid Durriyadda reer Imaam Cumar ee Duubka Mudulood ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq uu doonayo…
Waa barnaamij kale oo ka mida Barnaamijyada sirdoon ee laga sameeyay ragga Alshabaab ka midka ahaa ee dowladda U gacan…
Maxkamad ku taal magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa xabis isku darkiisu yahay 30-sano ku xukuntay saddex dhalinyaro Soomaali ah…
Abul Bajandar, waa Nin u dhashay dalka Bangaladesh, waa 25 jir kasoo jeeda Gobolka Khulna. Ninkaan waxaa ku habsatay Mucjiso…
Haweeneyda Soomaaliyeed Iman Mohamed Abdulmajid ee u dhaxda fanaankii caanka ahaa ee dhowaan geeriyooday David Bowie ayaa la sheegay inay…
Wiil Soomaali ah oo ku eedeysan inuu Mindi ku dilay haweeney asalkeedu yahay Lubnaan oo ayaa lasoo taagay Maxkamad ku…
Weriyaha caanka ah ee u shaqeyn jiray BBC-da Laanta Afsoomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu ayaa xaaladiisa caafimaad ay ka soo reyneysaa…
Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii kontomaadkii inta aanuu ku biirin…
Dadka Soomaaliyeed ayaa bilaabay inay bogagga bulshada ay ku soo qoraan farriimo ah inay sii wadi doonaan booqashada xeebta Liido…
Agaasimeyaasha Waaxyaha kala ah Tv-ga Qaranka iyo Wakaaladda Sonna, ayaa xilkooda si rasmi ah ula wareegay kaddib munaasabad xil wareejin…
C/maalik Muuse Coldoon oo weriye caan ah oo ka howlgala magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa xabsiga loo taxaabay maanta…
David Bowie oo ahaa Fanaan iyo Jilaa caan ayaa u geeriyooday cudurka Kansarka oo muddo sanad iyo bar ah uu…
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan kasoo saaray qorshe ay sheegeen inay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee National Theatre lagu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiya Baarlamaan…
Wiil Soomaaliyeed oo agoon ah, kuna nool magaalada Buhoodle laguna magacabo Guuleed Aadan Cabdi ayaa soo bandhigay agab farsamo cajaa’ib…
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa joojiyay xaflad la sheegay inay ahayd aroos wadareed lagu soo beegay xuska Mowliidka Nebiga SCW…
Fanaaniinta Axmed Rasto iyo Hodan Cabdiraxmaan ayaa Maanta yimid magaalada Muqdisho, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee caasimadda Somaaliya…
Maamulka kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay shaqada la eryeen tababaraha kooxda Jose Mourinho kadib guuldarrooyin is…
Waxaa hadda la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Koobka UEFA, iyadoo ay isku aadeen kooxaha Arsenal iyo Barcelona, halka ay sidoo…
Wiil ay dhashay fannaanaddii waynayd ee Saado Cali Warsame, ahaydna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maxkamad la fuulaya…
