Browsing: Xulashada
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg uga hor yimid tallaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo dhowaan shaaciyay inuu…
Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo cayaaryahanka kubadda cagta africa ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso. Cayaaryahanka…
Wararka laga helayo Gobolada dhexe, siiba degaanada ay maamulaan kooxda Ahlu sunna ayaa sheegaya in ay bilaabeen Howlgallo lagu ururinayo Wadaadada Tabliiqa…
Nin sheegay inuu u dhashay dalka Maraykanka kana tirsanaa Al-Shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa…
Hotelka Aljazeera ee magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay dhowaan kadib markii uu muddo dhowr bilood ah u xirnaa dayactir…
Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah Wariyeyaasha Raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho iyo telefishanka SNTV oo maanta ku…
Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka mid ah Wariyeyaasha Raadiyaha dowladda ee Radio Muqdisho iyo telefishanka SNTV ayaa goor dhoweyd…
Waxaa muddooyinkan danbe sii kordhaya ololaha ceebeynta iyo colaad abuurka ah ee warbaabinta heyb ahaanta u taageerta Puntland, kadib dagaaladii…
Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre), ahna xeeldheer iyo taariikh-yahan oo ka mid ahaa…
Waxaa goor dhoweyd xabsiga Magaalada Garowe laga siid aayay Suxufiga Jaamac Yuusuf (Jaamac Deperaani) kadib markii uu muddo 10 maalmood…
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir looga hadlayo hormarinta warbaahinta Soomaaliya oo ay ka qayb galeen Madaxda Ururada saxaafada Dalka, Madaxda…
Iyadoo ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya danjire Nicholas Kay waqitigiisii ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in ergey cusub jagadaasi…
Waxaa saaka barqadii magaalada Qaahira ee dalka Masar ku geeriyooday Allaha u naxariistee Danjire C/llaahi Xasan Maxamuud oo ahaa safiirkii…
Magaalada Batam ee dalka Indonisia ayaa ah magaalada ugu koritaanka badan caalamka sida ay shaacisay hay’ada Demographia World Urban Areas…
Xariga magaalada Garowe lagu xiray weriya Jaamac Daparaani oo si weyn loo cambaareeyay kadib, waxaa la is weydiinayaa sababta xarigiisa…
Wariye Jaamac Yuusuf Jaamac (Jaamac Daparani) oo ka tiran Telefeshinka Somali Channel ayaa maanta lagu xiray magalada Garowe kadib markii…
Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa dib loo furay kadib muddo 25-sano ah oo ay howlgab ahayd,…
Is-miidaamiyihii wejiga caruurta lahaa: Qisada mid ka mida raggii weeraray magaalada Paris (Sawirro)
Hay’adaha Dembi baarista ayaa shaaciyay muuqaalka mid ka mida is-miidaamiyeyaashii isku qarxiyay Goroonka Stadio France ee magaalada Paris weeraradii qorsheysnaa…
Waxaan idin soo gudbineynaa xusuus ku saabsan waayihii shaqo ee Allaha u naxariistee Weriye Axmed Xasan Cawke muddadii uu ka shaqaynayay…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarada Magaalada Paris iyo tirada dhimashada oo sare u dhaaftay 128 qof
Wararkii ugu danbeeyay ee weeraradii lagu qaaday Magaalad Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay ay…
