Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»VIDEO: Obama oo jilay filim shaqo raadis ah & Nin Carbeed oo shaqo ugu yaboobay

    VIDEO: Obama oo jilay filim shaqo raadis ah & Nin Carbeed oo shaqo ugu yaboobay

    May 20, 20163 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Obama oo jilay filim shaqo raadis ah & Nin Carbeed oo shaqo
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa toddobaadkan saxaafadda qabsaday Video uu baahiyay Aqalka Cad ee Mareykanka, kaasoo ku saabsan madaxweynaha xilka baneynayna dhowaan ee Barack Obama oo shaqo loo raadinayo isagoo dhowaan horaanta sanadka soo socda ka tegi doona aqalka cad.

    Video-ga oo ah  mid  loo sameeyay qaab  lagu qoslo oo jeesjees ah, waxaa ka qeyb qaadanaya Obama, xaaskiisa, madaxweyne ku xigeenka Joe Biden iyo guddoomiyihii hore ee golaha wakiilada John Bianer.

    Obama ayaa raadinaya shaqo sida video-ga gaabani tilmaamayo waxaana lagu adkeynayaa inuu shaqo helo,  Obama ayaa ka codsanaya ku xigeenkiisa inuu ka caawiyo si uu shaqo uga helo naadiyada isboortiga, waxaana dhaceysa inuu laf ahaantiisa shaqo raadin bilaabo oo la xiriiro naadiyada.

    Obama ayaa loo sheegaya inaysan sax ahayn magaciisa oo aanay rumeysan in magaciisa la yiraahdo Barack Hussein Obama, waxaa qeyb ku leh filimka xaaska Obama Michele.

    Waxaa arrinta shaqo raadinta Obama ku soo biiraya guddoomiyihii hore Golaha Wakiilada John Bainer waxayna ka wadahadlayaan sidii Obama shaqo  u heli lahaa, taasoo uu uga horeeyay waxaana ay u  jilayaan si ay ka muuqato inay dhab ka tahay arrinta.

    John Bainer ayaa Obama kula talinaya inuu dib ugu laabto noloshiisii caadiga ahayd ee hore. Filimkan oo dad badan ay daawadeen, isla markaana si weyn u soo jiitay baraha bulshada ku xiriirto toddobaadkan ayuu Obama ku muujiyay inuu awood u leeyahay jilitaanka Aflaamta.

    Marka la eego xaalada dhabta ah ee soo wajahda madaxweynayaasha Mareykanka marka ay xilka ka tagaan waa mid aan wax welwel ah lahayn oo lacago fara badan oo malaayiin doolar ah ay ku helaan khudbadaha ay jeediyaan, xafladaha iyo kulamada lagu casuumo, Buugaagta ay qoraan iyo shirarka caalamiga ah ee ay ka qeyb galaan.

    DAAWO VIDEO

    CIISE
    Qareenka Ciisa Bin Xeydar

    Dhinaca kale waxay arrintan soo jiidatay Qareen Carab ah oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta oo sheegay inuu shaqo siinayo Barack Obama, isagoo sheegay inuu doonayo in Obama uu barto Islaamka iyo dulqaadkiisa.

    “Madaxweyne Obama, waxaan ku soo bandhigayaa shaqo xafiiskega aan ka qabaneyso oo leh mushaar, guri aad degto iyo socdaal aad ku tegi karto dalalka Carabta… si aad u barato macnaha islaamka iyo dulqaadka diinta islamka” sidan waxaa yiri Qareenka u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ee lagu magacaabo Ciisa Bin Xeydar oo bartiisa twitter-ka soo dhigay.

    Qareenkan ayaa u sheegay jariidda Gulf News in warbaahinta reer Galbeedka ay islaamka ka faafiyeen muuqaal xun iyadoo dadka muslimiinta ahna ugu yeeraya argagixiso. Wuxuu sheegay in dariiqa kaliya ee reer Galbeedka loo fahamsiin karo islaamka ay tahay inay ku dhex noolaadaan Carabta iyo muslimiinta.

    XULASHADA GOOBJOOGE.COM

    Obama oo jilay filim Obama oo shaqo raadinaya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDHAGEYSO: Xildhibaan Kulalihi oo sir badan kashifay [Baarlamaanka waa la kala diraa]
    Next Article Uhuru defends the building of a wall along Kenya-Somalia border

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo