Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XULASHADA: Oday 6 gabdhood oo uu dhalay ku guuriyay Qaxwe & Timir [SAWIRRO]

    XULASHADA: Oday 6 gabdhood oo uu dhalay ku guuriyay Qaxwe & Timir [SAWIRRO]

    May 6, 2016Updated:May 6, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XULASHADA: Oday 6 gabdhood oo uu dhalay ku guuriyay Qaxwe & Timir [SAWIRRO]
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muwaadin u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ayaa bilaabay arrin bulshada dalkaasi si weyn u soo dhoweysay kadib markii uu si fududeeyay guurka gabdhihiisa oo gaaraya 17, isagoo 6 ka mida ku guuriyay si aad loola yaabay oo ka duwan dhaqanka dalalka Khaliijka ee ku dhisan hantida badan iyo faanka.

    Ninkan odayga ah oo lagu magacaabo Mascuud Bin Mahdi Bin Hadeyl Al-axbaabi ayaa keenay qorshe ninkii gabadhihiisa soo doonta kaliya laga doonayo inuu kasoo xaadiro kulan hoolka gurigiisa loogu sameeyo dadka ehelka ah iyo deriska, kulankaas oo kaliya la keenayo Qaxwo iyo Timir caado ah Carabta, kadibna sidaasi ku dhacay meherka iyo guurka gabadha uu bixinayo.

    Xafladaha waxay ka dhacaan guriga uu Mascuud leeyahay oo ah Qasri weyn salaada Casir kadib, waxaana uu dhowaan sidaasi ku mehriyay laguna guursaday gabadhii lixaad ee uu dhalay.

    Oday Mascuud wuxuu kaloo go’aan ku gaaray in gabdhaha kale ee uu dhalay oo dhan ku mehriyo isla xaaladan mid la mida, isagoo aan kalifin kuna qasbin ragga guursanaya gabdhihiisa xitaa haddii ay hanti badan leeyihiin  inay Hoteelo waaweyn ku dhigaan arooskooda ama teendho weyn uga dhisaan meelaha loo dalxiis tago, halkaasoo kharash fara badan iyo deyn ka soo raaci jirtay ragga guursada.

    Kadib qaabka fudud ee mehrinta uu la yimid Mascuud waxaa ninka guursada gabdhihiisa uu sidaasi kula aqal gelayaa kuna wadanayaa xaaskiisa, isagoo bixinaya meherkeeda oo dhan 30-kun doolar oo Dirham. Mana jiraan kharashaad kale, dahab ama dhar.

    Mascuud Bin Mahdi wuxuu leeyahay afar xaas, wuxuuna sheegay inuu raali ka yahay in gabdhihiisa markii la guursado kadib ay ku noolaadaan Gurigiisa weyn oo isagu kafaalo qaado nolosheeda iyo tan saygeeda.

    Arrinta odayan sameeyay waxay xal u noqon kartaa dhibaatada bulsho ee heysata dalalka Khaliijka, siiba Sacuudiga oo ah guurka qaaliyoobay iyo gabdhaha guurka beelay.

    DAAWO SAWIRRO

    Imaaraad01

    Imaaraad02

    Imaaraad03
    Mascuud Bin Mahdi Bin Hadeyl Al-axbaab

    XULSHADA JIMCAHA

    Wadani.com

    Gabdho lagu guuriyay Imaaratiyaat Ku guurso Qaxwo iyo Timir Qaxwe iyo Timir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLA-YAABKA DUNIDA: Wiil leh 31 farood oo ku dhashay Shiinaha [DAAWO SAWIRRO]
    Next Article Ganacsade caan ah oo lagu dilay Magaalada Nairobi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo