Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xuseen Carab Ciise oo ku hanjabay inay xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland ay ku laaban doonaan

    Xuseen Carab Ciise oo ku hanjabay inay xildhibaanada kasoo jeeda Somaliland ay ku laaban doonaan

    April 3, 2019Updated:April 3, 20191 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay isaga baxayaan dowladda Soomaaliya, haddii aan xal loo helin arrinta Somalia iyo Somaliland.

    Isagoo ka hadlayey Baarlamaanka ayuu sheegay in meeshii ugu xumeyd ay marayaan wadahadalladii Somaliya iyo Somaliland, kadib markii dowladda hadda jirta ay ka gaabisay arrintaasi, isagoo ku hanjabay in xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland in ay dib ugu laaban doonaan Gobalada ay matalaan ee Waqooyi, sida uu yiri.

    “Meel Xun ayuu marayaa wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland waxaana loo baahan yahay in xalkeeda la helo ama annaga waxaan ku laaban doonaa Somaliland” ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo sheegay inaysan Muqdisho u joogin shaqo.

    Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah Guddoomiyaha Guddiga difaaca ee Golaha Shacabka, horena usoo noqday wasiir ayaa sheegay in Xildhibaanada kasoo jeeda degaanada Somaliland aysan ahayn shaqo-doon, balse ay u yimaadeen midaynta labada Gobal hadii aysan wax dadaal ah ka socon dhanka Koonfurtana ay dib ugu laabanayaan Hargeysa iyo dhulka Soomaalialnd.

    “Halkaan uma imaanin shaqo, waxaan u nimid in la isu keeno labada Gobal hadii uusan jirin dadaalkaasna dib ayaa ugu laaban doonaa degaanadii aan ka nimid” ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Carab Ciise.

    Somaliland Top Xuseen Carab Ciise
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Mursal oo Amar ku bixiyey in Warbaahinta laga joojiyo tebinta kulanka Amniga..
    Next Article C/weli Muudey oo Dood ka dhaliyey Dib u habeynta Dastuurka & Cabdi Qeybdiid oo u jawaabay [Akhriso]

    Related Posts

    Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    December 14, 2024

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Safiirka Denmark ee Somaliya oo Cudurdaar ka bixiyay Hadal uu ka sheegay Hargeysa

    November 20, 2024

    C/raxmaan Cirro oo ku guuleytay Doorashadii Madaxweynaha Somaliland (Akhriso Natiijada Xisbiyada)

    November 19, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Xildhibaanad kasoo jeeda K/Galbeed oo shaacisay in laga reebay Diyaarad u socotay Baydhaba

    September 19, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo