Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xuutiyiinta Yeman oo Gantaallo ku weerarray Israa’iil iyo Qaraxyo laga maqlay Magaalo…

    Xuutiyiinta Yeman oo Gantaallo ku weerarray Israa’iil iyo Qaraxyo laga maqlay Magaalo…

    July 21, 2024Updated:July 21, 20242 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xuutiyiinta Yeman ayaa Gantaallo ku weerarray maanta magaalada Eilat e Israa’iil, taasoo jawaab u ahayd weerarkii ay Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ku qaadeen magaalada Xudeydah ee dalka Yeman.

    Afhayeenka Milateriga Xuuthiyiinta Yaxya Sariic ayaa shaaciyay in ciidamadooda ay fuliyeen howlgal milateri oo ay ku bartilmaameedsadeen goob muhiim ah oo ku taal magaalada Ummu Rashrash (Eilat), iyagoo ku weerarray Gantaal oo balaastik ah.

    Wuxuu intaas ku daray in jawaabta ay ka bixinayaan weerarradii Israa’iil ay noqon doonto lama-filaan iyo is-daba joog oo khalkhal gelisa caddowa Yuhuuda, wuxuuna caddeeyay inaysan dagaalka jooji doojin inta uu socdo dadgaalka gardarrada ee lagu hayo dadka reer Falastiin ee Marinka Qaza.

    Qaraxyo ayaa laga maqlay magaalada Eilat ee Israel xalay iyo saaka, waxaana Dadka deggan magaalada ay u cararreen inay dhulka hoostiisa ka galaan Gantaalaha Xuutiyiinta. Milateriga Yuhuudda ayaa qirtay inay yeeriyeen dhawaqa digniinta ee magaalada Eilat, iyagoo ka baqay inay qeybo ka mida Gantaallada oo laga hortegey ku dhacaan magaalada.

    Dhinaca kale Xuuthiyiinta ayaa weerar kale oo loo adeegsaday Gantaalada ballistic-ga ah iyo diyaaradaha Drone-ka ku qaaday markabka Mareykanka ee “Bumba”, kaasoo marayay Badda Cas, waxaana la sheegay in si toos ah loo duqeeyay.

    Jawaabta Xuuthiyiinta iyo hadalka afhayeenka milatariga Yemen ayaa yimid, kadib markii ciidamada Israa’iil ay ku dhawaaqeen in nidaamka difaaca hawada ee “Hetz 3” uu ka hortagay gantaal ka soo dhacay Yemen oo ku socday Eilat, isagoo sheegay in gantaalku aanu gelin hawada Israa’iil.

    Diyaaradaga dagaalka Yuhuudda ayaa shalayweerray xarunta korontada iyo xarunta shidaalka lagu sifeeyo ee dekedda Xudeydah, waxaana weerarka ku dhintay 3 qof, halka 80 kalena ay ku dhaawacmeen.

    Eiliat Huthis Top Xuthi Yeman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaannada Digil iyo Mirifle oo dalbaday in 24 saac lagu magacaabo Xilka cusub ee..
    Next Article Joe Biden oo ka haray Tartankii Doorashada Madaxweynaha Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo