Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»YAA DHALAY AALA SHEEKH IYO DAMUL JADIID?

    YAA DHALAY AALA SHEEKH IYO DAMUL JADIID?

    December 21, 20153 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dad badan oo somaali ah ayaa marka ay maqlaan kalmadda AALA SHEIKH iyo DAMUL JADIID waxaa ku soo dhaca ururo leh magic diimeed oo ku Milan siyaasada soomaalida. Waxaa laga yaabaa in marka aad maqasho.

    1- Aala sheikh: aad xasuusto urur mushakal ah oo ka soo farcamay Maxkamadihii islaamiga iyo shakhsiyaad itixaad , ictisaam iyo kuwa islaax ka soo falaagoobay, kuwaa oo markii dambe xukunka soomaalida ka soo dhax muuqday, markii lagala wareegay awoodiina dib u habeeyn ayeey bilaabeen, laakin labo ayeey u kala jabay markii ay ka farcantay qayb cusub oo diidan hogaankii hore ee Aala sheikh, kuwaa oo aan magac gaar ah la bixin dalkana looga yaqaan daacishta Aala sheikh.

    2- Marka aad maqasho damul jadiid waxaad xasuusanee koox ka qo’day Islaax,kadib markii laga diiday in hogaanka Islaax wax laga bedelo si ay madaxda ururka uga dhax muuqdaan,dhiig cusubna hogaanka loogu daro, kadibna isaga baxay ,kooxdii ay ka go’een ayaa u bixisay magaca damu jadiid oo ah kuwii ku doodayay dhiig cusub halagu daro ururka.kooxdan go’day malaheeyn qorshe siyaasadeed ,amma nidaam urur,waxaana laga xigsaday ururadii carabta ee dhaqaalaha laga heli jiray.

    Waxa ay si nasiib ah kula bahoobeed xisbiga PDP. Oo hogaankiisu markaa!!! uuna ka tirsaneeyn urur diimeed yada laakin ay u isticmaali karaan in ay uga hor tagaan Islaaxii hore ay uga soo go’een oo markaa u sharaxnaa hogaanka dalka.Damul jadiidkiina laba ayeey u kala jabeen qayb weeysay xil kadibna mucaarad ku noqday saaxibadood iyo koox ka mid ahaa Damuljadiid laakin fekerkaa isaga baxay markii ay xil heleen.

    Labada macagba kama duwana ,macag leh taageerayaal,sida dhaliyara ku leh waxaan la jirnaa Arsenel,ama fanaaniin,ama koox halgan.sidaas oo kale labada magacba Asal ahaan waxaa laga soo qaatay wahaabiyada : Firii asalka magaca Aala sheikh iyo damuljadiid halka uu ka yimid:

    Markii uu geeriyooday Mohamed bin Cabdul wahaab 1792, oo ahaa aabihii Wahaabiyada ayaa dadkii ku noolaa NAJAD waxa ay ku sharfeen magaca Aala sheikh qoyskii uu ka tagay, gaar ahaan Lixdiisii wiil ee kala ahaa:
    1- Cali.
    2-Xussein.
    3-Cabdullahi.
    4-Xassan.
    5-Ibrahim.
    6-cabdul casiis.
    Illaa maanta magacaa waxaa loo yaqaan qooyskaa oo saameeyn ku leh siyaasada Sucuudiga, mar kastana diinta u tarjuma si waafaqsan siyaasada boqortooyada. Xiriirkaa oo ay bilaabeen Mohamed bin Abdulwahab iyo Mohamed bin sucuud(d.1765), oo markaa ahaa madixii qooyska reer sucuud ee degenaa deegaanka DIR’IYA , iskuna bedelay dhaqdhaqaaq ciidan oo xukun doon ahaa. Magacaa ayaa taageerayaal soomali ahi u soo min guuriyeen Somalia.

    Mudda kadib jiilkii labaad ama caruurtii uu Abkoow/Awoowe u ahaa Mohamed cabdulwahaab ayaa ku dooday in laga leexday dariiqii Abkoowgood ,……..loona baahan yahay in fekerka dhiig cusub lagu daro, waxa ayna la baxeen magaca Damul jadiid.

    Faracii ayaa dhaxdooda mar kale is khilaafay sida ku cad buugaag badan oo ay qoreen culumadii caanka ku aheed Najad, sida Ibu Bishar oo muhimad gaar ah siiyay qaar ka mid ah wiilashii Mohamed cabdulwahab sida Cali, Xussen, cabdullahi iyo Ibrahim laakin liiska Aala sheikh nimada ka saaray Xassan iyo Cabdicasis. ( adiga Mohamed bin Abulwahab Aabahaa iyo Awoowgaa toona ma aheeyn ee maxaad ku xulatay magacyadaa Aala sheikh iyo Damul jadiid? ( iga raali ahaaw kuuma diidani haddii ay ku cajabisay fasiraadii ina Cabdulwahaab iyo caruurtiisa laakin dalka ma lagu dabaqi karaa? Annagu sucuudi iyo boqortooyo ma noqon karnaa? si fiican ma u aqrisay sida siyaasadaha qaar loogu lifaaqay diinta?).

    Waxaa Qoray: Prof. Yaxye Sh. Caamir

    Aala Sheekh Dam jadiid
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleOdayaasha Gobolka Hiiraan oo ka hor yimid Wareegtadii Madaxweyne Xasan Sheekh
    Next Article Qaar ka mida xildhibaanada Federaalka oo diyaarinaya Mooshin looga horjeedo Madasha Wadatashiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo