Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Yaa dilay Sarkaalkii Atooraha Badda..? Xubnaha ay Alshabaab sheegatay Dilkooda

    Yaa dilay Sarkaalkii Atooraha Badda..? Xubnaha ay Alshabaab sheegatay Dilkooda

    April 29, 2022Updated:April 29, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda lagu dsilay saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda, iyadoo ay intooda badan sheegtay Alshabaab.

    Alle ha unaxariistee, waxaa xalay lagu dilay xaafadda Taleex ee degmada Hodan, magaalada Cismaan Salaad Daahir oo loo yiqiin “Atooraha Badda Liido” waxaana dilkaasi geysatay koox Bistoolado ku huebsyan oo weerar ku qaaday Maqribkii.

    Cismaan Salaad ayaa ahaa Isbatoore ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana uu ku caan baxay caawinta iyo u gar-gaaaridda dadka danyarta ah, dilkiisa ayaa si weyn looga falceliyey Baraha bulshada, isagoo ahaa qof caan ah.

    Dilkiisu ayaa loo aaneeyay inay Alshabaab ka danbeeyeen sida la faafiyay; laakiin Alshabaab ma sheegan dilkiisa.

    Afhayeenka Ciida,mada Booliska ayaa shaaciyey ciddii ka danbneysay dilka Cismaan Daahir, wuxuuna sheegay in dilkiisa uu qirtay nin saaxiib la ah oo lagu magacaabo Leeleefoow, kaasoo uu muran lacageed soo kala dhex galay.

    Ninka dilka u geystay ayaa la shaqeyn jiray ‘Atooraha Badda’ waxaana isku maandhaafeen lacag dadka muxsiniin ah ay soo direen oo dhan 60 kun oo Dollar, kadibna sidaasi lagu dilay Cusman Atoore markii ay uu dagaal dhex maray dagaal loo adeegsaday Mindi iyo Bistoolad.

    Ninka Dilka geystay ayaa wacay Booliska, una sheegay in la dilay ‘Atoorihii Badda’, isagoo dadka ku marin habaabiyey inay Alshabaab dileen. Gacan ku dhiigelaha ayaa hadda gacanta lagu hayaa, waxaana xiray Booliska.

    Dhinaca kale Alshabaab waxay sheegteen inay xaafadda Xaawo Taaako, degmad Wadajir ee magaalada Muqdisho xalay ku dileen Cali Xasan Kulmiye (Cali Malaay) oo ka tirsana ciidamda dowladda.

    Sidoo kale waxay Alshabaab sheegtay inay ddegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho ku khaarihisay sarkaal ka tirsanaa ciidmada dowladda oo lagu magacaabi jiray Siidow Xasan Deerow.

    Bishii Ramadaan waxaa sii kordhay falalka beegsiga saraakiisha ciidamada dowladda oo Alshabaab ay ka fuliso Caasimadda Muqdisho.

    Alshabab Dil Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article7 Cashar oo laga bartay Doorashadii Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka (Qormo)
    Next Article Xildhibaannada Baarlamaanka oo Berri kulan loogu yeeray iyo Ajendayaasha looga hadlayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo