Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 12
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Yaa ka maqan Madasha Qaran ee wada-tashiga..? (Maamulada iyo kooxda siyaasadeed ee laga tegay)

    Yaa ka maqan Madasha Qaran ee wada-tashiga..? (Maamulada iyo kooxda siyaasadeed ee laga tegay)

    September 22, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii dhowaan ku soo dhammaaday magaalada Muqdisho ee loogu daray shirka wadatashiga siyaasadda Soomaaliya si kastoo intii uu mideeyay ee isku keliyeysatay ay isku maandhaafsanaayeen haddana waxaa ka soo  baxay go’aano ah in la dhiso MADAL QARAN oo wadatashi ka sameeya go’aanna ka gaara qaabka uu loo marayo kala guurka iyo hiigsiga 2016.

    shir

    Shirka waxaanba boos ku lahayn oo bannaanka ka taagnaa markii horeba kooxaha iyo qeybaha soo socda:

    1. Maamulka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe ( oo u muuqda in Galmudug uu ku hoos jiro)
    2. Maamulka Khaatumo satate (oo isna ku dhex qarsoon Puntland)
    3. Bulshada rayidka ah oo gebi ahaan laga tegay
    4. Kooxaha siyaasadda ee dalka ka jira iyo siyaasiyiinta madaxa bannaan

    Markii lagu dhawaaqay war-murtiyeedka dhismaha MADASHA WADATASHIGA QARANKA, waxaa iyana booska laga saaray  dhammaan kooxaha siyaasadda ee aan ku soo sheegnay marka laga reebo Bulshada rayidka ah oo iyada laf ahaanteeda ku imaaneysa rabitaanka madaxda maamulada iyo kuwa dowladda Federaalka.

    Waxaa kaloo xusid mudan in kooxda Alshabaab oo mucaarad hubeysan ahi ay caadi tahay inaysan ka mid noqon wadaxaajoodka noocan oo kale ah, laakiin waxay dad badani is weydiinayaan sida siyaasiyiin dhammaantood damac hogaamineed ku jiro ay dariiq xalaal ah oo dadka u siman yihiin ugu hogaamin karaan dal kala daatay oo xaalad dhiig bax ah ku jira..?

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Madasha Shirkii wadatashiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CUSUB: Guddoomiye Jawaari oo Xajka sanadkan uga baaqday arrin la yaab leh.!
    Next Article Axmed Madoobe oo dhaqan geliyay taladii Madaxweyne Xasan Sheekh, kuna laabtay Kismaayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo