Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Yaa kooxda Ra’iisal wasaaraha u jooga shirka Copenhagen?
    Xog cusub

    Yaa kooxda Ra’iisal wasaaraha u jooga shirka Copenhagen?

    WebmasterBy WebmasterNovember 19, 2014No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo shirka iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee hiigsiga cusub maanta ka furmayo magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa waxaa shirkaasi Soomaaliya uga qeyb galaya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo iyo madaxda maamulada kale ee dalka ka jira iyadoo ay dhinaca kale taagan tahay xiisada siyaasadeed ee ka dhaxeysa Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

    Wafdiga madaxweynaha ayaa ahaa mid uu hore u xushay Madaxweynaha laftiisa oo ku kooban xubnaha Golaha wasiirada inta isaga taageersan, waxaana kaliya oo wasiirada taageersan Ra’iisal wasaaraha nasiib u yeesha in shirkaasi ay ka qeyb gasho wasiirka Haweenka Khadiija Maxamed Diiriye oo hormuud u ah wasiirada ugu cadcad ee taageersan Ra’iisal wasaaraha.

    Ra’iisal  wasaaraha oo si hoose ay u taageereyso Beesha Caalamka oo diidan in xilligan la rido xukuumada ayaa cadaadis weyn ku haya Xasan Sheekh, halka Madaxweynaha uu dagaal aan waxba loola harin isaga iyo kooxdiisa ku hayaan Ra’iisal wasaaraha. Shirka Copenhaga
    n ayaa la sheegay in laga dhigay mid heer hoose ah kadid markii khilaafka madaxda Soomaaliya soo if baxay.

    Shirka Copenhagen
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo