Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Yaa ku guuleystay Doorashadii Dalka Jarmalka..? (Natiijada hordhaca ah iyo Hoggaamiyaha cusub ee la filayo)

    Yaa ku guuleystay Doorashadii Dalka Jarmalka..? (Natiijada hordhaca ah iyo Hoggaamiyaha cusub ee la filayo)

    September 27, 2021Updated:September 27, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Social Democratic Party (SPD) leader and top candidate for chancellor Olaf Scholz reacts after first exit polls for the general elections in Berlin, Germany, September 26, 2021. REUTERS/Hannibal Hanschke
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa soo baxday natiijada Doorashadii guud ee dalka Jarmalka, kadib markii ay hoggaanka dalkaasi ka degtay haweeneyda Angela Markel oo muddo 16 sano ah hoggaamiteysay.

    Xisbiga Social Democratic ee bidixda dhexe ee Jarmalka ayaa si dirqi ah uga adkaaday xisbiga haweeneydii hoggaamineysay dalkaasi Angela Merkel, sida ay muujineyso natiijada hordhaca ah ee Doorashooyinkii federaalka Germany.

    Hoggaamiyaha xisbiga SPD ninka lagu magacaabo Olaf Scholz ayaa sheegay inuu haysto guul uu kusoo dhisi karo dowlad, laakiin ninka la tartamaya ee muxaafidka ah, Armin Laschet, ayaa la sheegaya inuu doonayo inuu ka hortago arrintan.

    Labada Xisbi ee sida wadajirka ah u maamulayey Jarmalka sanado, ayaan hadda u muuqan inay sii socon doonto xukunkooda, inkastoo ay natiijada doorashada aad isugu dhowdahay.

    Dhinaca kale Xisbiga Cagaaran iyo xisbiyada kale ayaa raadinaya kaalin isbahaysi cusub si ay kaalin ugu yeeshaan dowladda cusub.

    Labada xisbi ayaa soo jiitay taageeradii ugu badnayd ee dadka dhalinyarrada ah, kana yar 30-ka sano, doorashadan oo noqotay mid ay saameyn weyn ku yeelatay isbeddelka cimilada.

    Kadib markii la tiriyay dhammaan 299 -ka degmo doorasho ee Germany ayaa waxay natiijadu noqoray in xisbiga Social Democraric ee mucaaradka ahaa uu helay 25.9% codadka la dhiibtay, halka Xisbiga Midowga ee talada hayey ee CDU uu ka helay: 24.1% xisbiga Midowga.

    Guud ahaan ma jiro xisbi keligii ku guulaystay doorashada Jarmalka, waxayna Doorashadu ahayd tartankii ugu adkaa sanado badan, iyadoo soo afjartay xukunkii labada xisbi ee waaweynaa kadib.

    Social Democratic Party (SPD) leader and top candidate for chancellor Olaf Scholz reacts after first exit polls for the general elections in Berlin, Germany, September 26, 2021. REUTERS/Hannibal Hanschke
    Graphic

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDib u dhac ku yimid Hadal-jeedintii Musharixiinta Aqalka Sare ee kasoo jeeda Somaliland & Faragelin..
    Next Article Majaajiliistihii caanka ahaa ee Ajakis oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo