Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Yusuuf Garaad: Socdaalkeyga Ankara [Akhriso: Wasiirka kaliya ee Qorta Wararkiisa]

    Yusuuf Garaad: Socdaalkeyga Ankara [Akhriso: Wasiirka kaliya ee Qorta Wararkiisa]

    June 22, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xalay waxaan u hoyday Ankara, caasimadda Turkiga.  Caawa ayaan ka amba baxay.

    Inta aan joogay Ankara waxaan midba kulan gooni ah la qaatay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibadda Turkiga Ahmet Yıldız.

    Saacad ka dibna waxaan la kulmay Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Turkiga Veysi Kaynak.

    Labada mas’uul waxaan ka wadahadalnay xiriirka wanaagsan ee Istaraateejiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga iyo sida aan sare ugu sii qaadi karno. Arrimaha aan isla soo qaadnay waxaa ka mid ah mashaariicda horumarinta ee Turkiga iyo xerada casriga ah ee tababbarka saraakiisha oo laga dhisay aagga Jazeera dhowaanna si rasmi ah loo furi doono.

    Waxaa kale oo aan isla soo qaadnay sidii aan wadajir daraasad ugu sameyn lahayn iskaashi dhinacyo hor leh sida ganacsiga iyo isugudbinta teknooliyada warshadaha yaryar.

    Mas’uuliyiinta Turkiga waxaan la soo qaaday xaaladda ardeyda Soomaaliyeed ee ay keentay kooxdii dalkan laga mamnuucay afgembigii dhicisoobay awgiis.

    Kulammada aan la qaatay mas’uuliyiinta Turkiga waxaa dhammaantood goobjoog ka ahaa sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Ankara, Suleymaan Kaarshe.

    Intaa ka dib waxaan booqday safaaradda Soomaaliya ee Ankara, halkaas oo aan kulan wadajir ah iyo qaar kooban oo gooni gooni ah aan ku qaadannay Diblimaasiyiinta iyo shaqaalaha Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo uu horkacayo sii hayaha Safaaradda, Suleymaan Kaarshe.

    Waxaan ku bogaadiyay diblomaasiyiinta iyo shaqaalaha safaaraddu howsha wanaagsan ee ay dalka u hayaan iyo in ay dhowraan sumcadda iyo karaamada Shacabka iyo Qaranka Soomaaliyeed.

    Safaaradda Soomaaliya inta aan galabta joogay waxaan la kulmay qaar ka mid ah dadweynaha Soomaaliyeed oo safaaradda u soo doontay adeegga oo ay ka mid yihiin arday waxbarasho u jooga Turkiga oo aan qaarkood ka dhegeystay adeegyo ay uga baahan yihiin Safaaraddooda.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkigu wuxuu hadda booqasho ugu maqan yahay dalka Japan.

    Inta aan joogay Ankara waxay mas’uuliyiinta Turkigu qowl ahaan iyo ficil ahaanba ii muujiyeen qaddarinta ay u hayaan Qaranka Soomaaliya taas oo aan si weyn uga mahadceliyay.

    Markii aan caawa ka amba baxayay Ankara, waxaa garoonka igu sagootiyay Duqa Magaalada Ankara oo uu ku xigeenkiisu shalay i soo dhoweeyay sida ka muuqata sawirka calammada sita.

     

    Turkey Wasiir Yusuf garaad Yuusuf Garaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha Degmada Wadajir ee dhaawacmay oo lagu dhex arkay Shirkii G/Banaadir [Sawirro]
    Next Article Koox hubeysan oo Dil Khaarijin ah ka fulisay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo