Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Yuusuf Garaad: “Ila soo dhowee Cawad, Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda..” [Akhriso]

    Yuusuf Garaad: “Ila soo dhowee Cawad, Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda..” [Akhriso]

    January 8, 2018Updated:January 8, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sharaf ii ah oo aan ku faraxsan ahay in aan maanta xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo ISkaashiga Caalamiga ah aan ku wareejiyo Wasiirka cusub, Axmed Ciise Cawad oo inta aan la magacaabin ahaa Danjiraha Soomaaliya ee Washington.

    Wasiir Axmed oo ah nin aan hore u soo wadashaqeynay annaga oo laba Danjire ah waa nin xog ogaal u ah Wasaaradda siiba xaaladda ay Safaaradaheennu ku sugan yihiin. Waxaan u mahadcelinayaa sida uu ii sharfay iyo qaddarinta uu ii muujiyay.  Waxaanan u rajeynayaa in uu Allah ku guuleeyo xilka ka sii culus kii uu hore u hayay ee uu Qaranka maanta u qaaday.

     
    27 Sano markii ugu horreysay een Xil Wasaaradeed wareejiyo

    Wasiirka iyo Wasaaraddaba waxaan ku taageeri doonaa wax Allah wixii karti iyo aqoon igu jira, welibana waxaan hadda u madax bannaan ahay in aan cod kore ugu qeyliyo haddii ay dhacdo in Wasiirka kaalintiisa dastuuriga ah iyo maqaamka uu Dowladda ku leeyahay la isku dayo in la wiiqo.

     
    Laba Danjire oo isku wareejiyay xilka Wasaaradda

    Sawirku waa mid aan Safaaraddeenna Washington ku galnay 2016 aniga iyo Axmed Ciise Cawad mar aan ahayn laba Danjire.  Axmed wuxuu fadhiyay caasimadda Mareykanka ee Washington aniguna waxaan fadhiyay Xarunta Qarammada Midoobay ee New York.

    Waxaan u mahadcelinayaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda, Wasiir ku Xigeenka iyo dhammaan madaxda, diblomaasiyiinta, shaqaalaha iyo marti sharaftii ka qeyb gashay munaasabadda.
    Wasaaradda iyo howlwadeennadeeda waxaan u rajeynayaa guul aad uga sarreysa inta ay hadda mareyso.

    Ugu dambeyn wxaan u mahadcelinayaa Ra’iisal Wasaare ku xigeenka iyo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo iyagu nagala soo qeyb galay munaasabadda xil wareejinta oo ahayd markii ugu horreysay 27 sano ee xil Wasaaradeed aan wareejiyo.

    W/Q: Yusuuf Garaad Cumar

    Wasiirka arrimaha dibadda Yuusuf Garaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia oo Ciidamada NISA ku eedeeyay Qarax ay Alshabaab sheegatay [Akhriso]
    Next Article Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho & Ciidamo ku dhaawacmay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo