Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Jubbaland oo marin habaabisay Guddigii xaqiiqo raadinta ee dowladda Somaliya & War ka farxiyay Kenya

    Jubbaland oo marin habaabisay Guddigii xaqiiqo raadinta ee dowladda Somaliya & War ka farxiyay Kenya

    November 19, 2015Updated:November 19, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wafdigii xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Baaralmaanka ee socdaalka xaqiiqo raadiska ah ku tegay degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ayaa sheegay inaysan jirin xadgudub ay Kenya ku sameysay xuduudka Soomaaliya sida ay hore u sheegeen mas’uuliyiinta iyo waxgaradka degmooyinkaasi.

    Wafdiga dowladda oo uu hogaaminayay Wafdiga oo uu hoggaaminayey Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayna ka mid ahaayeen xildhibaanada Xuseen Carab Ciise, Maxamed Cumar Dalxda iyo xubno kale, waxaa si lama filaan ah ugu biiray wafdi laga soo diray magaalada Kismaayo oo ka socday maamulka Axmed Madoobe oo uu horkacayay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Jubbaland Mudane C/rashiid Janan.

    Kooxda ka socotay Jubbaland ee Axmed Madoobe soo diray ayaa gebi ahaan afduubtay wafdigii xukuumadda iyo Baarlamaanka iyagoo noqday kuwa hagaya wafdiga oo tusinaya xuduudka iyo meelaha Kenya ku soo xadgudubtay, waxaana meesha laga saaray dadkii degaanka iyo madaxdii maamulada labada degmo.

    Shir jaraa’id oo xubnaha maamulka Jubba ka dhex muuqdeen ayaa guddiga ku sheegay  war ka farxiyay dowladda Kenya iyagoo sheegay in socdaalkoodii xaqiiqo raadinta ee wafdigu ku tegay Beledxaawo ay ku soo arkeen arrimaha soo socda:

    1. Inuusan jirin Derbi ay dowladda Kenya ka dhistay xuduudka labada dal.
    2. Inaysan jirin oo aanay soo arkin Calaamad xuduudeed la beddelay.
    3. Inay soo arkeen God lagu qiyaasay 1.6 m oo dhinaca Kenya laga qoday, kuna yaala  meel u jira 6 talllaabo u jirta calaamadda xuduudda noo ah godkaas oo dherer kiisu yahay ilaa 700m.
    4. Inay arkeen duleedka Buuloxaawo jid  la xaaray.

    Arrimahan waxay yaab ku rideen dadkii ka war sugayay guddigan, waxaana shaki dhaliyay sababta keenay in shir jaraa’id ay qabtaan oo guddigu ku shaaciyaan wixii ay soo arkeen iyagoo guddi noocaasi ah ay khalad tahay inay warbixin saxaafadda siiyaan iyagoo aan dib ugu soo laaban golayaashii howsha u dirtay.

    Marka la fiiriyo wixii ku dhacay guddigii xaqiiqo raadinta ee dowladda iyo Baarlamaanku u direen Gobolka Gedo waxaa muuqata inuu shaki weyn galay xaaladii markii horeba loo diray inay xaqiiqo keenaan, waxaana la sugaya sida loo marin habaabiyay guddiga inay ku raacaan Baarlamaanka iyo xukuumadda iyo in kale.

    Wadani.com

    Baarlamaanka Derbiga Kenya Juba Kenya Top Wafdi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIR: Daacish oo shaacisay Bambadii ay ku soo riday Diyaaradii Ruushka
    Next Article Daawo: Safaaradii Soomaaliya ee Washington oo 25 sano kadib dib loo furay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo