Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jilib kusoo bandhigtay Ciidamo ay ku sheegen in ay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland.
Browsing: Juba
Ciidamada Milateriga Kenya ayaa sheegtay in kooxda Al-shabaab ka dileen in ka badna 30 maleeshiyo dagaalo ka dhacay Gobolka Jubadda Hoose.
Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa saaka ka baxay degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose, waxaana sidoo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo aya asheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) la filayo inuu maanta ku…
Wafdigii xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Baaralmaanka ee socdaalka xaqiiqo raadiska ah ku tegay degmooyinka Beledxaawo iyo Doolow ayaa sheegay inaysan…
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde oo ka mida) oo ka mida saraakiisha ciidamada iyo Siyaasiinta dalka, horena u soo noqday…
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Juba Jen. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ku guuldarreystay qorshe uu doonayay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku hoyday magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba isagoo shalay halkaasi ku…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa Sheegaya in qasaare baaxad leh ka dhashay weerarkii ay xalau saqdii dhexe kooxda Alshabaab…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ka dilay taliyihii ciidamada maamulka Jubba Gen. Mursal Geedi kadib markii weerar lagu…
Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa socdaal kale ugu anbabaxay dalalka Kenya iyo Itoobiya isagoo…
Maamul KMG ah ee Juba ayaa soo saaray qoraal yaab leh isagoo Puntland kula saftay go’aankii ay ka qaadatay maamulka…
