Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa tababar u soo xiray ciidamada daraawiishta Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ah Dufcadii 2-aad ee ciidankaasi.
Ra’iisal wasaaraha oo uu wehliyo madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada tababarka loo xiray kula dardaarmay inay ka qeyb qaataan sugidda ammaanka degaanada maamulka Koonfur Galbeed.
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com