Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»DAAWO SAWIRRO: Safiirka Imaaraadka Carabta oo deeq Gaadiid dagaal & kuwo casri ah ku wareejiyay Shariif Xasan

    DAAWO SAWIRRO: Safiirka Imaaraadka Carabta oo deeq Gaadiid dagaal & kuwo casri ah ku wareejiyay Shariif Xasan

    January 18, 20161 Min Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka  Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cusmaani ayaa maanta toban baabuur oo isugu jirta Gaadiidka Ciidanka, Ambalaas, Booyad ah iyo Gaari ah nooca aanay rasaastu karin ku wareejiyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

    Danjiraha oo deeqda ku guddoonsiiyay xarunta safaaradda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gaadiidka maanta ay ku wareejiyeen Maamulka Kooofur galbeed uu qeyb ka yahay taageerada Dowladda Imaaraadka Carabta ay la garab tagaan tahay Dowladda Federaalka ah ee Somaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka kajira. Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh ayaa isna uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka Carabta gaadiidka ay ku wareejisay.

    Imaaraadka Carabta ayaa hore gaadiid noocan oo kale ah siisay maamulada Somaliland, Puntland iyo Jubba.

    DAAWO SAWIRADDA

    12511304_1198142526880393_1580479192_o

    12544148_1198142536880392_552761967_o

    12544256_1198142433547069_1572064026_o

    12544678_1198142420213737_806122161_o

    12544693_1198142406880405_212175874_o

    12544881_1198142416880404_1059590390_o12545823_1198142370213742_1101463030_o

     

    12545827_1198142540213725_399530120_o

    12546015_1198142356880410_494143908_o

    12556970_1198142430213736_1784113351_o

    12557088_1198142516880394_1915043496_o

    12562698_1198142343547078_2097739268_o

    12562744_1198142523547060_597803864_o

     

    Safiirka Imaaraadka Shariif Xasan Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskar kae oo ka baxsatay dagaalkii Ceelcade oo gaaray Magaalada Nairobi (Sawiro)
    Next Article 16 more KDF survivors of Shabaab attack arrive in Nairobi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo