Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»432 arday oo ka qalin jebisay Kulliyadaha Jaamacadda SIMAD ee magalada Muqdisho (Daawo sawirro)

    432 arday oo ka qalin jebisay Kulliyadaha Jaamacadda SIMAD ee magalada Muqdisho (Daawo sawirro)

    January 20, 2016Updated:January 20, 20162 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dufcadii 11aad ayaa maanta ka qalin jabisay jaamacadda SIMAD eee magaalada Muqdisho, ayadoo xafladda loo sameeyay ardaydan ay ka qeyb galeen masuuliyiinta ugu sareysa jaamacadda, waalidiin, wakiilo ka socday qaar ka mid ah jaamacadaha Maleysia iyo marti kale. Ardayda qalin jebnisay ayaa  gaareysay 432 arday oo isugu jira lix takhasus oo ka ka tirsan kuliyadaha culuumta maamulka, culuumta bulshada, dhaqaalaha iyo kombuyuutarka.

    Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD Daahir Xasan Cabdi ayaa ugu horreyn u hambalyeeyay ardayda qalin jabisay, isagoo sidoo kale soo dhaweeyay masuuliyiinta ka soo qeyb gashay xafladda oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha guddiga sare ee jaamacadda Dr. Cabdiraxmaan Saalax “Muhaylaan”, Sheekh Maxamed Al-Khamiis, Agaasimaha DirectAid Sheekh Xasan Badawi iyo masuuliyiin kale.

    Guddoomiye ku xigeenka guddiga sare ee jaamacadda SIMAD, Sheekh Maxamed Al-Khamiis ayaa tilmaamay in sare u qaadidda waxbarashada Soomaaliya ay aasaas u tahay in la soo saaro aqoon yahan xirfad leh oo ka qeyb qaadan kara dib-u-dhiska dalka, isagoo u hambalyeeyay ardayda qalin jabisay.

    Dhammaan ardayda qallin jabisay ayaa masraxa yimid, ayagoo gacan qaaday guddoomiyaha guddiga sare ee jaamacadda oo guddonsiiyay shahaaddadooda. In ka badan afar kun oo arday ayaa ka qalin jabisay jaamacadda SIMAD, kuwaas oo shahaaddada heerka koowaad qaatay 16kii sano ee ay shaqeynaysay jaamacaddu kuwaa oo ka shaqeeya xarumaha kala duwan ee guud ahaan wadanka iyo gobolkaba.

    648A8141
    648A9286

    648A9385

    648A9407

    648A9418

    648A9443

    648A9466

     

    648A9521

    648A9525

    648A9547

    648A9557

    648A7428

    12417960_980506342003517_417324541350438241_n

    1044205_980506148670203_7369345729376257822_n

    Wadani.com

    Photos SIMAD
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCASHARADA LAGA BARTAY WEERARKII CEELCADE (Wargeyska “The Washington Post”)
    Next Article DHAGEYSO C/kariin Guuleed: “Inta dadka Soomaaliyeed laga tirinayo suuragal maaha inaan sedbursi aqbalno…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo