Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»CASHARADA LAGA BARTAY WEERARKII CEELCADE (Wargeyska “The Washington Post”)

    CASHARADA LAGA BARTAY WEERARKII CEELCADE (Wargeyska “The Washington Post”)

    January 20, 20163 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wargeyska The Washington Post ee dalka Maraykanka kasoo baxa ayaa warbixin uu ka qoray weerarkii ay Al-Shabab ku qaadeen xerada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo iyo khasaaraha uu dhaliyay.

    Al-Shabab dagaalamayaal ka tirsan ayaa Jimcihii weerar ku qaaday xilli aroor hore saldhig ay leeyihiin ciidamada Kenya ee hadda qeybta ka ah howlgalka Midawga Africa Soomaaliya ee AMISOM halkaasoo Al-Shabab ay guul weyn ka sheegteen.

    Madaxda dawlada Kenya iyo kuwa AMISOM waxaa muuqanaysa inay aad uga gaabsanayaan inayt si cad u sheegaan inta uu gaarsiisanyahay khasaaraha kasoo gaaray weerarkaas.

    Marka loo eego howlgalka AMISOM oo noqonaya howlgalkii ugu waqtiga dheeraa ee ciidamo nabad illaalin ah ka wadaan Soomaaliya waxaa la kul

    Weriye Burhan Diini Faarax
    Weriye Burhan Diini Faarax

    mayaa cadaadis xoog leh oo dhinacyo kala duwan kaga imaanayo meelo kala duwan sida Al-Shabab oo kale.

     

    Waqtiga joogitaankooda oo hadba la kordhiyo waxaa ujeedka ugu weyn ee u joogaan tahay inay caawiyaan dawlada Soomaaliya ee beesha caalamku taageerto.

    Xerada Ceel-Cadde oo ka mid ah xeryaha ugu waaa weyn ciidamada AMISOM waxaa la aas aasay bishii June sanadkii naga dhamaaday ee 2015,kii waxaana ay Al-Shabab horey u weerareen xeryo ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin gudaha Soomaaliya sida Leego iyo Janaale halkaasoo ay ku dileen askar aan tiro yareyn oo u dhashay dalalka Burundi iyo Uganda.

    Xeryahaas waxaa ay Al-Shabab ka qaateen hub fara badanaa oo xataa ay weeraro kale u adeegsadeen.

    Tiro ahaan waa uu ka khasaaro badanyahay weerarka Ceel-Cadde weeraradii Leego iyo Janaalle taasna waxay ka dhigantahay in weerarkaan uu yahay kii ugu dhiig daadashada badnaa ee Al-Shabab ku qaadaan ciidamo AMISOM ka tirsan.

    Weerarkaan ayaa taliska AMISOM iyo beesha caalamkaba baraya casharo muhiim ah oo loo baahan yahay in lagu tusaale qaato.

    Al-Shabab waxaa muuqanaysa in weerarkaan uu abuurayo in wal wal hor leh laga qaado tan iyo markii laga faro maroojiyay goboladii ay ka maamulayeen bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.

    Hadda waxaa xaqiiq ah in dad badan oo Kenyan ah ay ku qanacsanayn in ciidamadooda ay Soomaaliya sii joogaan maadaama ay joogto noqotay weerarada Al-Shabab dalkaas ku qaadaan.

    Dad badan oo iyana u dhashay dalalka Uganda iyo Burundi ayaa iyana haddii la weydiin lahaa sida ay u arkaan ciidamadooda Soomaaliya jooga laga yaabi lahaa inay inay ku faraxsaneyn.

    Waxaa muuqanaysa in ciidamada AMISOM ay u nugulyihiin weerarada Al-Shabab kaga imaanaya xataa haddii ay kaga guulaysteen dagaalkii waji ka wajiga ahaa ee ay la galeen.

    Sagaalkii sanno ee lasoo dhaafay ciidamada AMISOM waxay toos ugu lug lahaayeen dagaal toos ahaa oo ay Al-Shabab kula jireen waxaana jiray howlgalo ay u bixiyeen magacyo kala duwan dhawr magaalana waa ay ka qabsadeen hase ahaatee intaas oo dhan waxaa dhinac socday dhibaatooyin ay la kulmeen.

    Ciidamada AMISOM waxay u baahan yihiin ciidamo gaar ah oo u baahan inay dagaalami karaan diyaarado la’aan.

    Wargayska warbixintaan qoray waxaa uu leeyahay ciidamada Kenya ee Soomaaliya gaar ahaan gobolka Gedo waxaa uu ku sheegay inaysan wax xiriir ah la laheyn saraakiisha ciidamada Soomaaliya iyo maamulka gobolka iyo xataa dadka degaanka waana taas tan keentay in dhib intaas le’eg uu gaaro ama xataa Al-Shabab u fududaato inay Kenya marka ay doonaan weeraraan.

    Mida ugu dambeysa wargeysku waxaa uu leeyahay sababta keentay in Al-Shabab ay amaanka Kenya qal qal galiyaan waa wararka buun buuninta ah ee barobagaandada loo yaqaan oo ay Al-Shabab kaga horeeyaan dawlada Kenya, ciidamada AMISOM iyo xataa dawlada Soomaaliya.

    Xigasho- Wargeyska Washington Post.

    Waxaa Turjumay Burhaan Diini Faarax

    Alshabab CeelCade KDF
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Weerarkii Ceelcade & Qaar ka mida askartii laga laayay Kenya
    Next Article 432 arday oo ka qalin jebisay Kulliyadaha Jaamacadda SIMAD ee magalada Muqdisho (Daawo sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo